Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Maraykanka oo si adag u cambaaraysay qaraxyo ka dhacay Muqdisho iyo Ballidoogle

Dowladda Maraykanka ayaa si adag u cambaaraysay qaraxyo maanta ka kala dhacay garoonka diyaaradaha Ballidoogle oo saldhig u ah ciidamada… Sii akhri

Posted on September 30, 2019September 30, 2019 by News Office

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay kadib socdaalkiisi Maraykanka

Posted on September 30, 2019September 30, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New… Sii akhri

Breaking news: Alshabaab oo weerar culus ku qaaday saldhigga ciidamada Maraykanka ee Ballidoogle

Posted on September 30, 2019September 30, 2019 by cph

Kooxda Alshabaab ayaa weerar culus ku qaaday saldhigga ciidamada Maraykanku ku leeyihiin garoonka diyaardaha Balidoogle ee gobolka Shabellada hoose. Qaraxyo… Sii akhri

Xilkasnimo la’aantaada: Aaway kaalintaadii?! (Q2)

Posted on September 30, 2019September 30, 2019 by cph

Dawladi waa dad iyo dal leh nidaam iyo cahdi dastuur ah oo ay isku maamulaan, isla markaasna leh xudduud ka… Sii akhri

Sacuudiga oo ka digay Khatarta Iran ku hayso saliida adduunka

Posted on September 30, 2019September 30, 2019 by cph

Amiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ka digay in qiimaha saliida uu sare u kici karo “tiro aan la qiyaasi karin”… Sii akhri

Mohammed bin Salman oo aqbalay masuuliyada dilkii Jamal Khashoggi

Posted on September 30, 2019September 30, 2019 by cph

Amiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Mohammed bin Salman, ayaa si daah furan uga hadlay dilkii weriye Jamal Khashoggi, oo lagu dilay… Sii akhri

Xaaf oo ka baxay heshiiskii uu Villa Somalia ugu wareejiyay awoodihiisi madaxweynanimo

Posted on September 30, 2019September 30, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa xalay shaaciyay in uu dib ula soo noqday, wakaalashadiisi hawlaha dib… Sii akhri

Dowladd federalka oo ka hadashay sarkaal Shabaab ahaan jiray oo kenya laga baadi goobayo

Posted on September 29, 2019September 29, 2019 by cph

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in Cabdiwaaxid Khaliif Cabdi, oo ku magac dheeraa Ciise Tarabuun uu yahay muwaadin dhameystay xukun… Sii akhri

Maraykanka oo ku dhawaaqaya heshiis nabadeed uu la galay Taliban.

Posted on September 29, 2019September 29, 2019 by cph

Mareykanka ayaa ku dhow inuu ku dhawaaqo heshiis nabadeed oo uu la galey kooxda Taliban oo doonaysa inay ciidamada Maraykanku… Sii akhri

Xeer ilaaliyaha guud ee Soomaaliya oo Puntland wax ka weydiiyay kufsiyadii dhacay

Posted on September 29, 2019September 29, 2019 by cph

Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Axmed Cali Daahir oo socdaalk ku jooga Garowe, ayaa sheegay inay Puntand… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close