Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xildhibaan Cawil Daad: Biyo u kaban-mayno in aan xilka ka qaadno madaxweyne deni

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka  Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay xaruntooda, ayaa sheegay in madaxweyne Deni uu saaka si xushmad-darro… Sii akhri

Posted on October 26, 2019October 26, 2019 by News Office

Madaxweyne Deni oo ka warbixiyay arrimaha u qabsoomay xukuumaddiisa

Posted on October 26, 2019October 26, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed oo khudbad u jeediyay kalfadhiga 45-aad ee Baarlamanka Puntland, ayaa ka warbixiyay wixii qabsoomay… Sii akhri

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland oo qabatay kulan ku saabsan hirgelinta xeerka Sanduuqa Dhalinyarada

Posted on October 26, 2019October 26, 2019 by News Office

Wasaaradda Shaqada, Shaqqaalaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowladda Puntland oo kaashaynaysa hay’adda CARE International, ayaa maanta magaalada Garoowe ku qabatay kulan… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo si kulul uga jawaabay su’aal la weydiiyay

Posted on October 26, 2019October 26, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabudllaahi Deni ayaa si aad u kulul uga jawaabay su’aal uu weydiiyay xildhibaan ka tirsan Baarlamanka… Sii akhri

Kalfadhigii 45-aad ee Baarlamaanka Puntland oo furmay

Posted on October 26, 2019October 26, 2019 by Liban Yusuf

Waxaa hadda xarunta Baarlamaanka Puntland ka furmay kalfadhigii 45-aad ee Golaha Wakiilada Puntland. Xafladda furitaanka kalfadhiga 45-aad ee Baarlamaanka Puntland… Sii akhri

Shirkadda SAFA Company oo Garoowe ka daah-furtay xarumo ganacsi oo hormarsan

Posted on October 25, 2019October 25, 2019 by News Office

Shirkadda SAFA Company ayaa daah-furtay ganacsi ka kooban goob-nasasho, makhaayad cunto, xarun laga dukaamaysto iyo kaalin lagu iibiyo shidaal tayo… Sii akhri

Mr. McCarter: Soomaaliya duulaanka Kenya baa uga daran Al-SHabaab!

Posted on October 25, 2019October 25, 2019 by Desk

 Kenya waxay il ka garatay in gobol dhan oo Soomaaliyeed uu  guumeystihii  u hadiyeeyay oo aysan cidna kula dagaalin, waxay… Sii akhri

Dowladda Puntland oo maamul cusub u dhistay degmada Buuhoodle

Posted on October 25, 2019October 25, 2019 by News Office

Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Puntland ayaa shaacisay in ay soo geba-gabaysay dhismaha Golaha Degaanka degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Madasha iskaashiga Afrika iyo Ruushka

Posted on October 25, 2019October 25, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladdaFederaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Ruushka iyo Afrika ayaa soo bandhigay fursadaha iskaashi… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay mas’uuliyiin cusub

Posted on October 25, 2019October 25, 2019 by News Office

Madaxweynaha Puntland ayaa magacaabay Agaasime Waaxeedyo ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland kuwaasi oo kala ah : Warfaafinta, Xiriirka Dadweynaha, Mashaariicda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close