Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Ethiopia oo aqoonsiga Safiirnimo laga guddoomay

Kadib munaasabad ka dhacday xarunta madaxtooyada magaalada Addis-abab ee caasimadda dalka Itoobiya ayaa warqadaha aqoonsiga Safiirnimo loogu guddoomay Safiirka dowladda… Sii akhri

Posted on November 16, 2019November 16, 2019 by News Office

Boosaaso: Ciise Yulux oo dib ugu laaban doona Carmo

Posted on November 15, 2019November 16, 2019 by Liban Yusuf

Isimada dhaqanka gobolka Bari ayaa xal ka gaaray xiisadii ka taagnayd magaalada Boosaaso ee u dhaxeysay madaxda PDG iyo dowladda.… Sii akhri

Faahfaahin: Dagaal culus ciidanka Puntland iyo Al-shabaab ku dhexmaray nawaaxiga degaanka Af-Urur

Posted on November 15, 2019November 15, 2019 by News Office

Guddoomiyaha degaanka Af-Urur ee gobolka Bari, Maxamed Geeddi Saalax oo wareysi siiyay Puntland Post, ayaa ka warbixiyay dagaal culus oo… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo kordhinaysa Cuna-qabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya

Posted on November 15, 2019November 15, 2019 by News Office

Maanta 15 Nofembar, 2019, waxaa gelinka dambe kulan yeelanaya Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ka doodi doona kordhinta cunaqabateynta… Sii akhri

Maxkamadda ICC oo ogolaatay in la baaro xasuuqii loo geystay muslimiinta Myanmar

Posted on November 15, 2019November 15, 2019 by News Office

Maxkamadda Cadliga Adduunka ee  (ICC), ayaa oggolaatay in baaritaan buuxa lagu sameeyo, denbiyada lagu soo eedeeyay dowladda Purma ee ku… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo $18.7 milyan oo Doollar ku bixisay gurmadka Fatahaadaha Soomaaliya

Posted on November 15, 2019November 15, 2019 by News Office

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay lacag gaaraysa $18.7 milyan oo Doollar ay ku bixiyeen gurmadka fatahaadaha iyo daadadka dhowaan… Sii akhri

Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo kulmay, shir jaraa’idna wada qabtay

Posted on November 14, 2019November 14, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa kulan ku qaatay magaalada Nairobi, waxayna iska xog-wareysteen xaaladda amni iyo siyaasadeed ee gobolka, xiriirka… Sii akhri

Muxuu ballan-qaaday Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamanka Puntland?

Posted on November 14, 2019November 14, 2019 by News Office

Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada dowladda Puntland, Cabdirashiid yuusuf Jibriil oo khudbad u jeediyay mudanayaasha Baarlamanka, ka hor inta aan… Sii akhri

Puntland: Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka oo la kulmay gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka

Posted on November 14, 2019November 14, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyadda Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka… Sii akhri

Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Posted on November 14, 2019November 14, 2019 by News Office

Xildhibaannada Baarlamaanka dowladda Puntland, ayaa maanta guddoomiye cusub u doortay Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, kadib markii ay todobaadkii hore xilka ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close