Gaalkacyo: Khasaaraha ka dhashay qarax lala eegtay Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya
Lix askari oo ka tirsan ciidanka Kumaandooska DANAB ayaa ku dhaawacmay qarax ismiidaamin ah oo caawa lala beegsaday kolonyo uu la socday…
Open this website in Safari first.
Lix askari oo ka tirsan ciidanka Kumaandooska DANAB ayaa ku dhaawacmay qarax ismiidaamin ah oo caawa lala beegsaday kolonyo uu la socday…
Wasiirka Warfaafinta dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa xilkii ka qaaday Maareeyihii Golaha Murtida iyo Wacyigalinta Qarankan (Tiyaatarka) Maxamed Abuukar…
Shirka Midaynta Hannaanka Maaliyadda dalka oo u dhexeeyay wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wasiirada Maaliyadda heer dowlad goboleed, ayaa lagu soo…
Siyaasiga Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, oo laba jeer Ra’iisul Wasaare ka soo noqday Soomaaliya haatana ah senetor ka tirsan Aqalka sare ee…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa goor dhoweyd magaalada Kismaayo ka daah-furay Shir ku saabsan Hannaanka Maaliyadda Soomaaliya iyo Arrimaha…
Wasiirka wasaradda shaqada shaqaalaha dhalin yarada iyo ciyaaraha Dowladda puntland ayaa goob joog ka noqday doorashada Gudoonka dhalin yarada Gobolka Mudug. Waxaa…
Taliye cusub oo dowladda Uganda u soo magacowday ciidankeeda ku sugan Soomaaliya ee qeybta ka-ah AMISOM, ayaa shalay si rasmiya xilka ula…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wasiirada Maaliyadda dowlad goboleedyada dalka ayaa maanta shir uga furmayaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubaland.…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Jamce ahayd qado sharaf ugu sameeyay deegaanka Jibigalle ee duleedka Garowe, qaar ka mid…
Madaxweynaha Koonfur-galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Mahad Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku hadlay hadalo qabyaaladaysan. Madaxweyne Laftagreen…