Bannaan-baxyo abaabulan oo maanta ka dhacaya Dhuusamareeb
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb waxay sheegayaan in maanta halkaasi lagu qabanayo bannaan-baxyo lagu taageerayo madaxweynaha Shalay la doortay ee Galmudug Axmed…
Open this website in Safari first.
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb waxay sheegayaan in maanta halkaasi lagu qabanayo bannaan-baxyo lagu taageerayo madaxweynaha Shalay la doortay ee Galmudug Axmed…
Madaxweynaha shalay la doortay ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uusan diyaar…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa kulan Muqdisho kula qaatay Wakiil goboleedka Xafiiska Qaramada Midoobey…
Puntland ayaa maalmihii la soo dhaafay qeybo ka mid ah gobolka Sanaag ka waday diiwaan galinta casriga ah ee ciidamada. Guddoomiyaha Golaha…
Xildhibaannada Baarlamanka Galmudug ee ku sugan magaalada Dhuusomareeb, ayaa madaxweyne u doortay Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) kadib doorasho maanta ka dhacday…
Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa mar kale shaacisay, in uu dib u dhacay ku yimid bixinta Baasaboorka Soomaaliga ah,…
Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan, oo maalmo ka hor loo doortay madaxweynaha Galmudug Garabka Ahlusunna, ayaa digniin adag ka soo saaray doorashada…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), oo xalay hadal ka jeediyay Gaalkacyo, ayaa si kulul uga hadlay doorashada maanta ka…
Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ka tirsan ururka ONLF ayaa ka jawaabay codsi dhawaan ka yimid Taliyihii hore ee NISA Cabdullahi Maxamed…
Safiirka dowladda Mareykanaka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa xalay war ka soo saaray doorashada madaxtinimada Galmudug oo sida qorshaysan saacdaha soo…