Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Deni oo Guddoomiye KMG ah u magacaabay Carmo

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Guddoomiyaha ku meel gaarka ah u magacaabay degmada Carmo ee gobolka Bari. Madaxweyne Deni… Sii akhri

Posted on January 12, 2020January 12, 2020 by Liban Yusuf

Xaashi Maxamed: Aflixidda Bulshadu Way joogsatay

Posted on January 12, 2020January 12, 2020 by cph

Gorfeyn ku saabsan buug uu qoray Xaashi Maxamed oo ah qareen-sare (barrister) ka soo jeeda Soomaaliya baa lagu soo saaray… Sii akhri

Puntland oo muddaysay wakhtiga la toogan doono saddexda xukmane ee Kiiskii Caa’isha Ilyaas

Posted on January 12, 2020January 12, 2020 by News Office

Dowladda Puntland, ayaa si rasmiya u shaacisay wakhtiga la toogan doono saddexda xukmane ee lagu helay Kiiskii Caa’isha Ilyaas Aadan.… Sii akhri

Muqdisho: Booliiska oo fuliyay Hawlgal dad lagu soo qabtay

Posted on January 12, 2020January 12, 2020 by News Office

Ciidamada Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay xaafado ka tirsan degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho. Howlgalka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wakiilka Qaramada Midoobay oo kulan gaar ah yeeshay

Posted on January 12, 2020January 12, 2020 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa  kulan gaar ah magaalada Muqdisho kula yeeshay Wakiilka Xog-hayaha guud ee… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay masuuliyiin cusub

Posted on January 11, 2020January 12, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee dowladda, Agaasime ku-xigeenka Bankiga Dhexe iyo Taliyaha Qaybta Booliska… Sii akhri

Agaasimaha Hay’adda SAHAN Matt Bryden oo maxkamad Kenya xukun ku riday

Posted on January 11, 2020January 11, 2020 by Desk

Maxkamad ku taala magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ugu dambeyntii go’aan xukun ah ka gaartay dacwad mudo socotay oo… Sii akhri

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Deni iyo safiirka Maraykanka?

Posted on January 11, 2020January 11, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, ayaa xarunta madaxtooyada Boosaaso ku… Sii akhri

4379 denbi oo Puntland ka dhacay sannadkii 2019

Posted on January 11, 2020January 11, 2020 by News Office

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee dowladda Puntland, ayaa maanta oo Sabtiya shaaciyay warbixinta Denbiyadii ka dhacay Puntland sannadkii tegay ee… Sii akhri

Maxkamadda sare ee Puntland oo shaacisay sababta loo fulin waayay xukunka Kiiskii Caa’isha Ilyaas

Posted on January 11, 2020January 11, 2020 by News Office

Siihaya xilka Guddoomiyaha, ahna  Guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda Sare ee Puntland, Nuur Ciise Maxamed oo wareysi gaar ah siiyay Puntland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close