Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Faysal Cali Waraabe oo sheegay in Muuse Biixi u geystay gacan-qaad iyo aflagaado

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Ucid ee Somaliland ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu u geystay gacan-qaad iyo aflagaado. “Madaxweynuhu… Sii akhri

Posted on January 13, 2020January 13, 2020 by Liban Yusuf

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo Al-shabaab kala wareegay degaanka Tooratoorow

Posted on January 13, 2020January 13, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Tooratoorow ee gobolka Shabeellada Hoose, ayaa sheegaya in halkaasi ay maanta qabsadeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo qaabilay Wefdi ka socda Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Posted on January 13, 2020January 13, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda hay’adda caafimaadka adduunka (WHO) oo socdaal… Sii akhri

Al-shabaab oo saddex macallin ku dishay gudaha dalka Kenya

Posted on January 13, 2020January 13, 2020 by News Office

Ciidanka Booliiska dowladda  Kenya, ayaa laga soo xigtay in koox hubaysan oo ka tirsan Al-Shabaab, ay maanta saddex macallin ku… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Cumaan

Posted on January 13, 2020January 13, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta OO Isniin ah u safray dalka Cumaan. Bayaan kooban oo ka… Sii akhri

Xanuun aan weli la aqoonsan oo carruur badan ku soo ritay Gaalkacyo

Posted on January 13, 2020January 13, 2020 by News Office

Dhaqaatiirta ka hawlgala  isbitaalka weyn ee waqooyiga magaalada gaalkacyo, ayaa laga soo xigtay in isbitaalku la ciir-ciirayo bukaanno uu soo… Sii akhri

Malayshiyaadka Al-shabaab oo dad ku laayay fagaare ku yaalla Sablaale

Posted on January 13, 2020January 13, 2020 by News Office

Malayshiyaadka Al-shabaab, ayaa fagaare ku yaalla degaanka Sablaale ee gobolka Shabeellada Hoose, waxay  ku toogteen afar nin oo ay ku… Sii akhri

Wefdi ka socda Soomaaliya oo shir muhiima uga qeyb-galay waddanka Imaaraadka

Posted on January 13, 2020January 13, 2020 by News Office

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Libaax Ibrahim,Wakiilka Soomaaliya ee Hay’adda caalamiga ah ee Tamarta… Sii akhri

Deni oo kala diray Maxkamadda Ciidamada Puntland ee 5-ta gobol

Posted on January 12, 2020January 12, 2020 by News Office

Madaxweyne Deni ayaa si ku meel gaar ah ugu magacaabay G/le. Cabdiqani Axmed Maxamed gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ee… Sii akhri

Caddaalad-darro awgeed oo xilkii looga qaaday Guddoonkii iyo garsoorayaashii Maxkamada ciidamada Puntland

Posted on January 12, 2020January 12, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka qaadis ku sameeyey Guddoonkii iyo garsoorayaal ka tirsan maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close