Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Kheyre oo ballan-qaad u sameeyey shirkadda dhisaysa wadada Muqdisho iyo Afgooye

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay maamulaha Shirkadda Enez, Seracettin Aksun ee dhisaysa wadada… Sii akhri

Posted on January 20, 2020January 20, 2020 by Liban Yusuf

Nuxurka War-murtiyeedka ay soo saareen Puntland iyo Jubaland

Posted on January 20, 2020January 20, 2020 by News Office

Puntland iyo Jubaland ayaa maanta oo Isniin ah si wadajir ah u shaaciyay War-murtiyeed, ay ka soo saareen shirkii wada-tashiga… Sii akhri

Boqor Burhaan oo lagu soo dhaweeyay caasimadda dalka Cumaan

Posted on January 20, 2020January 20, 2020 by News Office

Maantay waxaa Saldanada Cumaan gaaray Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka degay caasimadda dalkaas Masqad. Boqorka waxaa si gaar ah… Sii akhri

Amniga caasimadda Garoowe oo lagu wareejiyay ciidamo isku dhaf ah

Posted on January 20, 2020January 20, 2020 by News Office

Maamulka gobolka Nugaal, ayaa maanta oo Isniin ah shaaciyay, in Amniga caasimadda Garoowe si ku meel gaar ah looga wareejiyay… Sii akhri

Aqalka Sare oo ansixiyey sharciyo cusub

Posted on January 20, 2020January 20, 2020 by Liban Yusuf

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankii 31aad ee kalfadhiga 6aad. Ujeedada kulan maanta ee Golaha… Sii akhri

Boosaaso: Shirkii Puntland iyo Jubbaland oo maanta laga soo saarayo War-murtiyeed

Posted on January 20, 2020January 20, 2020 by News Office

Ilo’ wareedyo ku sugan Boosaaso, ayaa warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay, in Isniinta maanta ah la shaacin doono war-murtiyeedka shirkii… Sii akhri

DANAB: 12 xubnood ayaan ka dilnay Al-shabaab

Posted on January 20, 2020January 20, 2020 by News Office

Ciidamada Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedka Jubaland, ayaa isku fidiyay degaano horleh oo ka tirsan gobolka Jubada… Sii akhri

Maamulka degmada Marka oo faahfaahin ka bixiyay dagaal xalay ka dhacay degmadaasi

Posted on January 20, 2020January 20, 2020 by News Office

Wararka laga helayo magaalada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in xalay halkaasi dagaal xooggan ku dhexmaray ciidamada dowladda… Sii akhri

Guddiga doorashada madaxtinimada Galmudug oo la shaaciyay

Posted on January 19, 2020January 19, 2020 by News Office

Guddoonka Baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug, ayaa maanta shaaciyay guddiga doorashada madaxtinimada maamulkaasi, kadib kulan Baarlamanka Galmudug ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb.… Sii akhri

Wasiir Cawad: Sacuudigu waa taageeraha ugu weyn ee Soomaaliya

Posted on January 19, 2020January 19, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah  ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, oo saaka wareysi gaar ah siinayey wargeyska Sharq… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close