Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Deni iyo Taliyaha guud ee AFRICOM oo Boosaaso ku kulmay

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiska madaxtooyada Boosaaso ku qaabilay, Taliyaha guud ee ciidanka Maraykanka Africom Gen.… Sii akhri

Posted on February 13, 2020February 13, 2020 by News Office

Baarlamanka Itoobiya oo ansixiyay Sharci ka dhan ah Naceybka iyo Cunsuriyadda

Posted on February 13, 2020February 13, 2020 by News Office

Mudanayaasha Baarlamanka Waddanka Ethiopia, ayaa maanta oo Khamiis ah ansixiyay sharci dhigaya in ciqaab adag la marsiiyo dadka ku kaca… Sii akhri

Madaxii Amniyaadka Al-shabaab ee gobolka Banaadir oo la sheegay in uu is casilay

Posted on February 13, 2020February 13, 2020 by News Office

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka dowladda Federaaalka Soomaaliya ee NISA, ayaa shaacisay in uu is casilay Madaxii Amniyaadka Al-shabaab u… Sii akhri

Soomaaliya: Dilalka, musuqmaasuqa iyo faafreebida oo hareeyay xorriyadda saxaafadda

Posted on February 13, 2020February 13, 2020 by Liban Yusuf

Hay’adda xuquuqda aadanaha u doodda ee Amnesty International ayaa sheegtay in weerarada rabshadaha wata, hanjabaadaha, dhibaateynta iyo cabsi gelinta shaqaalaha… Sii akhri

Wasiir Cawad oo qaabilay Safiirka Netherlands ee Soomaaliya

Posted on February 13, 2020February 13, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay… Sii akhri

In ka badan 15 ruux oo ku dhintay dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan

Posted on February 13, 2020February 13, 2020 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa kasoo baxaysa khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo ciidamada Itoobiya iyo Kooxda Macawiisley ku dhexmaray degaanno ka… Sii akhri

Ciidamada Maraykanka iyo Malayshiyaad ku dagaallamay gudaha Suuriya

Posted on February 13, 2020February 13, 2020 by News Office

Ciiddamada Dowladda Maraykanka iyo Maleeshiyaad u dhashay Waddanka Suuriya  ayaa ku dagaalamay Waqooyiga dalkaasi Suuriya ka dib banaan bax looga… Sii akhri

Ciidamada dowladda Federaalka oo miina baaris ka fuliyay gobolka Shabeellada Dhexe

Posted on February 13, 2020February 13, 2020 by News Office

Ciidamada Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa waxay howlgal miino baaris ah ka sameeyay degaanka Xaaji Cali ee gobolka Shabeellada Dhexe.… Sii akhri

Wasiir Sadiiq Warfaa oo ka qeyb-galay Shirweynaha ARLAC

Posted on February 13, 2020February 13, 2020 by News Office

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ka qeyb-galay shirka 47aad ee Wasiirrada shaqada Afrika… Sii akhri

Jubbaland iyo Seeraar oo ka hadlay iska hor-imaadkii Kismaayo

Posted on February 12, 2020February 13, 2020 by Liban Yusuf

Jubbaland ayaa iska hor-imaadkii maanta ka dhacay Kismaayo ku eedeysay dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Jubbaland Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close