Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Taliye Saldhig oo lagu dhaawacay Boosaaso

Dableey hubeysan ayaa maanta oo jimce ah Taliye ciidan ku dhaawacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Col. Cumar Warsame… Sii akhri

Posted on February 14, 2020February 14, 2020 by News Office

Hoggaamiyaha Ahlu Sunna oo ku dhowaaqay hub uruursi

Posted on February 14, 2020February 14, 2020 by News Office

Hogaamiyaha Ahlu Sunna Macalin Maxamuud Sheikh Xasan Faarax oo ka hadlayay Munaasabad ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb waxa uu ka hadlay… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Shirweynaha Xuquuqda Shaqaalaha

Posted on February 14, 2020February 14, 2020 by News Office

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa, ayaa Magaalada Kampala ee caasimadda waddanka Yugaandha kaga qeyb… Sii akhri

Maraykan oo amaan iyo bogaadin u jeediyay madaxweynaha Jubaland

Posted on February 14, 2020February 14, 2020 by News Office

Taliyaha Ciidanka Mareykanka ee Africa ( Africom) Stephen Townsend, ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu kaga hadlayo kulankii dhexmaray Wefdiga Mareykanka… Sii akhri

IMF iyo Bankiga Adduunka oo ansixiyay in Soomaaliya laga cafiyo inta badan deymaha lagu leeyahay

Posted on February 14, 2020February 14, 2020 by News Office

Guddiyada maamula labada hay’adood ee ugu weyn maaliyadda dunida waxay ku ammaaneen Soomaaliya shaqada laga qabtay isbeddello dhinaca dhaqaalaha iyo… Sii akhri

Shir looga hadlayo Arrimaha Somalia oo ka furmay magaalada Nairobi

Posted on February 14, 2020February 14, 2020 by News Office

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa magaalada Nayroobi ka furay shir u dhaxeeya Wasaaradda… Sii akhri

Xeer Ilaaliyaha guud ee Maraykanka oo sheegay in uu ka shaqeyn waayay Trump

Posted on February 14, 2020February 14, 2020 by News Office

Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Mareykanka, General William Bar oo la hadalay ABC News ee Mareykanka ayaa sheegay in uu… Sii akhri

Guddiga tirakoobka ciidamada Puntland oo booqday Galgala

Posted on February 13, 2020February 14, 2020 by Liban Yusuf

Guddiga tirakoobka iyo dib u habaynta casriga ah ee ciidamada Puntland ayaa maanta gaaray fariisimaha ciidamada ee buuraleyda Galgala. Wafdigan… Sii akhri

Xubno lagu daray Guddiga sare ee Bangiga Dhexe

Posted on February 13, 2020February 13, 2020 by Liban Yusuf

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah kulan ku yeeshay Muqdisho, waxaana shir guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Kheyre.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo raalli-gelin ka bixiyay Xasuuqii Siyaad Barre u gaystay Somaliland

Posted on February 13, 2020February 13, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta oo Khamiis ah raalli-gelin ka bixiyay, xasuuq ka baxsan banii’aadanimada oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close