Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

XOG: Dowladda Soomaaliya oo ogolaatay Shahaadada Ardayda Puntland

Ilo’ xog-ogaal ah oo ka tirsan madaxtooyada Puntland, ayaa warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay si… Sii akhri

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Weriye lagu dilay Afgooye

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by Liban Yusuf

Weriye lagu magacaabo Cabdi Wali Cali Online ayaa galabta lagu dilay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose. Dilka waxaa geystay… Sii akhri

Qoor Qoor oo hanjabay

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaahiye (Qoor Qoor) ayaa maanta booqday xerada ciidamada 21aad ee magaalada Dhuusomareeb. Qoor Qoor… Sii akhri

Xukuumadda Somaliland Oo Diidday In Farmaajo Yimaaddo Hargeysa

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Xukuumadda Somaliland ayaa Warqad Rasmi ah u dirtay Dawladda Ethiopia, taas oo ay ku muujisay in aanay Ogolayn in uu… Sii akhri

Gudoomiyaha Guurtida Somaliland oo sheegay in uusan Farmajo tegi karin Hargeysa

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Saleebaan Maxamuud Aaden, ayaa  ka hadlay safar la sheegayo in madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in ay tallaabo militari ka qaadayso dowladda Soomaaliya

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowladda Puntland Axmed Muuse Nuur Yare, oo saaka wareysi gaar ah siiyay Puntland Post, ayaa sheegay… Sii akhri

Muqdisho: Maxkamada Ciidamada oo xukun xabsiya ku riday mas’uul lagu helay Shabaabnimo

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun xabsi ah ku ridday mas’uul ka tirsanaa maamulka Gobolka Banaadir oo lagu helay in… Sii akhri

SHIINAHA: Dhimashada coronavirus oo gaartay 1665 ruux

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Guddiga qaran ee Caafimaadka dalka Shiinaha, ayaa maanta oo Axad ah shaaciyay, in tirada dadka dalkaasi ugu dhintay cudurka coronavirus… Sii akhri

Sri Lanka oo shaacisay in ay saddex malyan oo Dollar ku bixinayso Deyn Cafinta Soomaaliya

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Dowladda Waddanka Sri Lanka ayaa si rasmiya u shaacisay  in ay kaalinteeda ka qaadanayso ololaha Deyn Cafinta Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda… Sii akhri

Al-shabaab iyo Ciidamada Koonfur Galbeed oo ku dagaallamay gobolka Baay

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Wararka laga helayo  gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya Al-shabaab iyo ciidamada Koonfur Galbeed uu ka dhacay degaanno… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close