Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Taariikhda dawladnimada – Qaybtii 4aad

KHILAAFADII ISLAAMKA Allaah waxa uu Nabigiisa Muxamad soo saaray iyada oo dadka carbeed ee Jaziiradda Carabta ku nooli ay yihiin… Sii akhri

Posted on February 19, 2020February 19, 2020

Puntland oo hakisay Shaqada Shirkadaha XAJKA IYO CUMRADA

Posted on February 19, 2020February 19, 2020 by News Office

Dowladda Puntland ayaa si rasmiya shaqada uga hakisay dhammaan Shirkadaha ka shaqeeya Arrimaha Xajka iyo Cumrada ee ku sugan degaannada… Sii akhri

Waa kuma sii haya madaxweynaha Puntland?

Posted on February 19, 2020February 23, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shalay safar ugu baxay waddanka Jabuuti, xilli ay horay dalka uga maqnaayeen madaxweyne ku… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay dagaallo kala duwan oo ka dhacay Koonfurta Soomaaliya

Posted on February 19, 2020February 19, 2020 by News Office

Malayshiyaadka Al-shabaab, aayaa la sheegay in ay weerar arbushaad ah ku qaadeen, degaanka Ceel-saliini ee gobolka Shabeeladda Hoose,halkaasi oo fariisimo… Sii akhri

Ciidamada Jubaland oo dilay 8 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on February 19, 2020February 19, 2020 by News Office

Wararka laga helayo degaanka Qooqaani oo qiyaastii 150km u jirta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubaland ayaa sheegaya… Sii akhri

Agaasimeyaashii iyo Taliyeyaashii PMPF oo xilalkii laga qaaday iyo kuwo cusub oo la magacaabay

Posted on February 19, 2020February 19, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilalkii ka qaaday Agaasimeyaashii iyo Taliyeyaashii ciidanka Badda Puntland (PMPF). Digreeto ka soo baxday… Sii akhri

Mareykanka oo ka hadlay dilkii Wariye Cabdiwali Cali Xasan

Posted on February 19, 2020February 19, 2020 by Liban Yusuf

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay dil maalmo ka hor degmada Afgooye loogu geystay Wariye. War qoraal ah oo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo lagu soo dhaweeyay Jabuuti

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaaladda Jabuuti ee caasimadda dalka… Sii akhri

Guddiga qaban-qaabada Shirweynaha Wada-tashiga Puntland oo la shaaciyay

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Talaado ah magacaabay, guddi qaabilsan qaban-qaabada Shirweynaha Wada-tashiga Puntland, oo sida… Sii akhri

Puntland: Baarlamanka oo guddi u saaray xaaladda jidadka burbursan

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by News Office

Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ahna kusimaha Gudoomiyaha Avv. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan ayaa maanta shir guddoomiyey… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close