Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Soomaaliya iyo Cummaan oo heshiis ganacsi kala saxiixday

Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj; Cabdullaahi Cali ayaa Magaalada Musqat kula kulmay dhiggiisa Dalka Cumaan, Ali bin Mascuud… Sii akhri

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaare Khayre oo isbitaalka ku booqday askar dagaal ku soo dhaawacantay

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Isbitaalka ciidamada Militariga  ku booqday askar ka tirsan ciidamadaas  oo ku dhaawacmay dagaal… Sii akhri

Shirka golaha Wasiirada Jubbaland oo looga hadlay qodoba muhiim ah

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Madaxweyne kuxigeenka 2-aad ee Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka Khamiislaha ah ee golaha wasiirada… Sii akhri

Hay’adda Nabad Sugidda Jubaland oo fashilisay qarax lagu aasay gudaha Kismaayo

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa fashilisay qarax lagu aasay xaafad ka tirsan magaalada Kismaayo ee xarunta… Sii akhri

Maxamed Cabdi oo sheegay in xasuuqii Somaliland sax ahaa weliba hadda taallaabo militari laga qaado

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Ex. Ra’iisul Wasaare Maxamed Cabdi Yuusuf, oo kamid ahaa Ra’iisul wasaarayaashii Soomaaliya soo maray xilligii ku meel gaar ah, ayaa… Sii akhri

Aaden Barre oo lagu eedeeyay in uu cunta dhacday ka qeybiyay xarunta Agoonta Garissa

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Aadan Barre Ducaale oo ah Hoggaamiyaha aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya ayaa loo jeediyay eedaymo la xiriira in uu cunto dhacday… Sii akhri

Al-shabaab oo la sheegay in ay ka baxeen degmada Jammaane iyo ciidamada dowlada oo kaabiga ku haya

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Wakaaladda Wararka u faafisa dowladda Soomaaliya ee SONNA, ayaa ku warrantay in malayshiyaadka Al-shabaab ay isaga baxeen, degmada Jammaame ee… Sii akhri

Kulamo Looga Hadlayo doorashada Somalia ka socda magaalada Dhuusamareeb

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka dowladda Fedeaalka Soomaaliya Xaliima yareey iyo wefdi ay hoggaaminayso oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay duqeyn ka dhacday degmada Jilib

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo kaashanaysa Militariga Maraykanka ay duqeyn dhanka cirka ka fulisay degaanka Wadajir oo… Sii akhri

Dad ku dhintay Weerar ka dhacay Jarmalka

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by News Office

Sideed ruux ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen kadib markii laba toogasho ay ka dhacday magaalo ku taala galbeedka dalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close