Turkiga oo gurmad u diray waddanka Maraykanka
Dowladda Turkiga ayaa gurmad caafimaad u dirtay waddanka Mareykanka oo haatan kamid ah dalalka uu sida ba’an u saameeyay xanuunka corona. Gargaarkaas…
Open this website in Safari first.
Dowladda Turkiga ayaa gurmad caafimaad u dirtay waddanka Mareykanka oo haatan kamid ah dalalka uu sida ba’an u saameeyay xanuunka corona. Gargaarkaas…
Shirkii wadatashiga Puntland ee la soo gabagabeeyay 17kii bishaan (March17,2020) runtii wuxuu ku soo dhammaaday guul xambaarsan talo iyo toosinta hannaanka dowladnimo…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Khamiis ah shaaciyay, in uu markii u horraysay socdaal ku tegi doono magaalada…
Diyaarad rakaab siday oo ay leedahay shirkadda Fly Dubai ayaa saaka laga celiyey garoonka diyaarada Cigaal ee magaalda Hargeysa. Diyaarada oo aroornimadii…
The Consultative Conference reaffirmed: 1) Puntland’s commitment to a United, Democratic and Federal Somalia. 2) It gave a fresh mandate to Puntland…
Guddiga doorashooyinka KMG ah ee dowladda Puntland oo haatan shir jaraa’id ku qabtay caasimadda Garoowe ayaa si rasmiya u shaaciyay urur-siyaasadeedyada ay…
Ciidamada Kumaandooska Militariga dowladda Soomaaliya. ayaa la sheegay in ay degaanka Jannaale ku qabteen sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab. Hawlgal qorshaysan…
Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar waxaa saaka ku soo wajahan Boqor Burhaan Boqor Muuse oo kamid ah isimada waaweyn ee degaannada…
Maanta oo Khamiis ah waxaa dhaqan geliya go’aankii ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku joojisay dhammaan duullimaadyada Caalamiga ah si looga hortago Caabuqa…
Ilaa 5 qarax ayaa la maqlay Aroornimadii hore ee saakay, waxaana la sheegay in ay ahaayeen Miinooyin lagu dhajiyay Kaamirooyinka lagu xiray…