Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay gubtay jaad si qaldan dalka lagu soo geliyay
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah garoonka diyaaradaha Muqdisho ku gubtay Jaad ay sheegtay in si qaldan dalka loo soon geliyay.…
Open this website in Safari first.
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah garoonka diyaaradaha Muqdisho ku gubtay Jaad ay sheegtay in si qaldan dalka loo soon geliyay.…
Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafiyay warara sheegayay in dowladda Soomaaliya ay Ciidamo ka tirsan Booliska dul-geysay Guriga Madaxweynihii…
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku sugan magaalada Gaalkacyo uu ka qeyb-geli…
Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in ay saacadihii la soo dhaafay weeraro kala duwan ka fulisay degaanka Jannaale iyo nawaaxigiisa kuwaasi oo lagu…
Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada caleema-saarka madaxweynaha cusub ee Galmudug ayaa sheegay in uu la kulmay madaxweynihii hore ee maamulkaas Axmed Ducaale Geelle Xaaf.…
Qalab Caafimaad oo isugu jira sariiraha bukaanka loogu talo galay iyo agab kale ayaa Hey’adda Tawakal oo ay soo wakiisheen Jaaliyadda Soomaaliyeed…
Garowe (PP News Desk) — Puntland State Government earlier today issued a decree instructing educational and religious institutions to close religious schools…
Italy is doubling down on its lockdown strategy to stop the spread of the new coronavirus, halting all non-essential economic activities for two weeks.…
Xukuumadda Puntland ayaa amar ku bixisay, in mudda laba todobaad ah la xiro dhammaan masaajidda ku yaalla gudaha Puntland, si looga hortago…
Ciidanka Amniga dowladda Puntland ee loo yaqaanno PSF, ayaa maanta oo Isniin ah shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen, shakhsiyaad lagu tuhmayo…