Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Netanyahu oo ku guuleystay doorashada xilli uu wajahayo maxkamad

Ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu ayaa ku guuleystay doorashadii Isniinta ka dhacday Israel, oo ahayd tii saddexaad muddo sanad gudihiis ah,… Sii akhri

Posted on March 3, 2020March 3, 2020 by News Office

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay

Posted on March 3, 2020March 3, 2020 by News Office

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada dowladda Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibril iyo wefdi uu hogaaminayey, oo safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa, gaar ahaan… Sii akhri

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo Taliyaha Booliska AMISOM oo kulmay

Posted on March 3, 2020March 3, 2020 by News Office

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Midowga Afrika ee AMISOM ayaa kulan ku… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Diinsoor

Posted on March 3, 2020March 3, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta gaaray degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Mas’uuliyiinta… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dhagax dhigay dhisme lagu kordhiyay Bangiga dowladda

Posted on March 3, 2020March 3, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu kordhiyey Bangiga Dhexe ee dowladda Puntland. Munaasabadda… Sii akhri

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Afrika oo kala saxiixday heshiis dayn cafinta

Posted on March 3, 2020March 3, 2020 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle  iyo Madaxweyne ku xigeenka Bangiga horumarinta Afrika Khaled Sherif ayaa kala saxiixday… Sii akhri

Maraykanka oo faahfaahin ka bixiyay duqeymo uu ka fuliyay gobolka Shabeellada Hoose

Posted on March 3, 2020March 3, 2020 by News Office

Taliska Ciidamada Maraykanka Qaaradda Afrika ee loo yaqaanno AFRICOM ayaa faahfaahin ka bixiyay duqeyn dhanka cirka ah oo ay ka… Sii akhri

Ciidamada dowladda iyo Al-shabaab oo ku dagaallamay Afgooye

Posted on March 3, 2020March 3, 2020 by News Office

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka iyo malayshiyaad ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay gudaha degmada Afgooye ee gobolka… Sii akhri

Madaxweynaha DDS walaalkiis oo la dhaawacay

Posted on March 3, 2020March 3, 2020 by News Office

Nin  hubeysan ayaa xalay weerar loo adeegsaday Toorreey ku qaaday Nin la dhashay Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed… Sii akhri

Madaxweyne Qoor Qoor oo saxiixay Miisaaniyadda Galmudug

Posted on March 3, 2020March 3, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye, ayaa xalay  casho sharaf u sameeyay Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug,waxaana Munaasabadda ay ahayd dardaaran… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close