Dowladda Soomaaliya oo Coronavirus awgiis u joojisay Casharradii sanad-dugsiyeedka 2019/20
Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Go’aano Cusub oo ku aadan Waxbarashada sannad dugsiyeedka 2019/2020.…