Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul wasaare Kheyre oo xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha ee Baraawe

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha  magaalada Baraawe oo dhismihiisa la… Sii akhri

Posted on March 10, 2020March 10, 2020 by News Office

Dalal ka tirsan Yurub oo ogolaaday Carruurta Qaxootiga ee ku xaniban Giriiga

Posted on March 10, 2020March 10, 2020 by News Office

Shan dal oo ka mid ah dalalka Yurub ayaa si rasmi u ogolaaday in ay qaadi doonaan oo magangelyo siin… Sii akhri

Aqalka Cad oo xaqiijiyay in Madaxweyne Trump aan weli laga baarin Coronavirus

Posted on March 10, 2020March 10, 2020 by News Office

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa Isniintii sheegay in madaxweyne Donald Trump aan laga baarin cudurka Coronavirus, inkasta looga cabsi qabo… Sii akhri

US Ready to Back Ethiopian Reform With $5bn Investment

Posted on March 10, 2020March 10, 2020 by Desk

Addis Ababa ( PP) ⁠— The US is ready to invest $5bn in Ethiopia through its newly created International Development Finance Corporation… Sii akhri

Askari wiil yar kubad ku dilay oo dil toogasho lagu xukumay

Posted on March 10, 2020March 10, 2020 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, ayaa saaka oo Talaado ah dil ku xukuntay dable ka tirsanaa ciidanka Militariga dowladda… Sii akhri

Dowladda Soomaliya iyo Maraykanka oo ka hadlay duqeyn ka dhacday Jannaale

Posted on March 10, 2020March 10, 2020 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa ka hadlay duqeyn dhinaca Cirka oo saacadihii lasoo dhaafay laga fuliyay… Sii akhri

The Looming constitutional crisis in Somalia

Posted on March 10, 2020March 10, 2020 by cph

Mogadishu ( PPM) ⁠— One year ago in Garowe President Mohamed Abdullahi Mohamed rejected the call from Federal Member States to… Sii akhri

Berbera Urban Project Launched by Somaliland Government and the European Union

Posted on March 10, 2020March 10, 2020

Hargeisa ( PPM) — Berbera urban development project was jointly inaugurated in Berbera by the European Union, Somaliland Ministry of Planning, Municipality… Sii akhri

Jubaland oo ciidamo xooggan geysay degaanka Diif ee gobolka Jubada hoose

Posted on March 10, 2020March 10, 2020 by News Office

dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ciidamo ka tirsan Daraawiishta Maamulkaas waxa geeyeen degaanka Diif ee Jubada hoose oo ku yaalla xadka… Sii akhri

Guddiga Qaban-Qaabada Maalmaha Xoriyadda oo u Baaq Diray madaxda heer Federaal iyo heer dowlad goboleed

Posted on March 10, 2020March 10, 2020 by News Office

Guddiga qaban-qaabada Xuska 60-guuradii  Xoriyadda iyo Midnimada Soomaaliya ayaa Madaxda heer Federaal iyo heer dowlad gobolleed ugu baaqay in ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close