Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

DFS oo Wariye ku xiran Muqdisho ku eedeysay A-shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Wariye Maxamed Cabdiwahaab Abuuja oo muudo bil ka badan ku xirnaa magaalada Muqdisho loo haysto… Sii akhri

Posted on April 22, 2020April 22, 2020 by Liban Yusuf

UCID leader deplores poor leadership in Somaliland

Posted on April 22, 2020April 22, 2020 by cph

Hargeysa ( PP News Desk) — The Chairman of the second opposition party in Somaliland (UCID) Mr Faisal Ali Warabe… Sii akhri

Jubaland: Cid lacag na siisay ma jirto Shilinna ma haynno

Posted on April 22, 2020April 22, 2020 by News Office

Dowlad goboleedka Jubaland ayaa shaaciyay in aysan soo gaarin saamigii ay ku lahaayeen lacago min hal malyan ah oo dowladda… Sii akhri

Isu-socodka gaadiidka Laamiga Boosaaso oo saaka go’an

Posted on April 22, 2020April 22, 2020 by News Office

Gaadiid wada dad ka soo xagaa baxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa saaka oo Arbaco ah ku xanniban… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay xubno ka tirsan Al-shabaab oo miino ay aasayeen la qaraxday

Posted on April 22, 2020April 22, 2020 by News Office

War qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa looga hadlay xubno ka tirsan Shabaab oo habeen hore… Sii akhri

Muqdisho: Isbitaalka Martiini oo la sheegay in loo dhammaystiray Qalabkii Caafimaadka

Posted on April 22, 2020April 22, 2020 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay Qalabkii caafimaad u dhammaystirtay isbitaalka Martiini si loogula tacaalo bukaannada qaba xanuunka COVID-19.… Sii akhri

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo baaq u jeedisay Ganacsatada dalka

Posted on April 22, 2020April 22, 2020 by News Office

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Xasan ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in hantidooda ay uga qayb… Sii akhri

Bukaankii u horreeyay ee looga shakisanyahay COVID-19 oo Puntland ku geeriyooday

Posted on April 21, 2020April 21, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa Caawa shaacisay in bukaan looga shakisanaa  xanuunka COVID-19 oo karantiilnaa uu maanta geeriyooday balse weli la sugayo… Sii akhri

Puntland oo beenisay in ay xayiraad saartay Ganacsiga u gudba Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya

Posted on April 21, 2020April 22, 2020 by News Office

Guddiga Puntland u qaabilsan Ka hortagga iyo Ka jawaabidda xanuunka COVID-19 ayaa qoraal uu Caawa soo saaray ku sheegay in… Sii akhri

Tiradii u badnayd oo maanta u geeriyootay Corona

Posted on April 21, 2020April 21, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in tiradii ugu badnayd oo dad ah ay maanta oo Tallaado ah u geeriyoodeen xanuunka Coronavirus.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close