NISA oo sheegtay in ay dacwad ka gudbisay Wariye Haaruun Macruuf
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Soomaaliya (NISA) ayaa goor-dhaweyd sheegtay in ay dacwad ka gudbisay Wariye Haaruun Macruuf oo ka tirsan Idaacadda… Sii akhri
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Soomaaliya (NISA) ayaa goor-dhaweyd sheegtay in ay dacwad ka gudbisay Wariye Haaruun Macruuf oo ka tirsan Idaacadda… Sii akhri
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur oo goordhaweyd jeedisay warbixintii u dambeysay ee xaaladda Covid-19 Soomaaliya ayaa… Sii akhri
Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta oo Khamiis ah shaacisay in ay si ku meel gaar ah u joojisay ka ganacsiga iyo… Sii akhri
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam iyo Golaha la baxay Isbeddel-doonka Jubaland, oo ay hoggaamiyaan Cabdinaasir Seeraar iyo Cabdirashiid… Sii akhri
Sida ay sheegtay madaxtooyada Soomaaliya madaxweyne Farmaajo ayaa khadka Taleefonka kula hadlay madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan. Qoraal ka soo… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa xaqiijisay in aysan waxba ka soo gaarin lacag min hal malyan ah oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay… Sii akhri
Guddiga ka hortagga iyo wacyi-gelinta xanuunka COVID-19 ee Puntland ayaa xalay shaaciyay in la karantiilay 7 ruux oo looga shakiyay… Sii akhri
XIldhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Caateeye oo ka tirsanaa Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay in uu ku geeriyooday dalka… Sii akhri
Mas’uul ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hadlay warar laga faafiyey barnaamijka Baxnaano ee dhawaan ku dhawaaqday dowladda Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri
Dowladda soomaaliya ayaa sheegtay in laga bilaabo habeenka ugu horreeya ee bisha Ramadaan, bandowga xilliyadda habeenkii saarnaa magaalada Muqdisho muda… Sii akhri