Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xaaf oo si rasmiya xilka ugu wareejiyay Qoor Qoor

Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa xalay si rasmi ah xilka ugu wareejiyay madaxweynaha Cusub… Sii akhri

Posted on April 13, 2020April 13, 2020 by News Office

Puntland oo shaacisay Natiijada baaritaan lagu sameeyay qof looga shakiyay Coronavirus

Posted on April 13, 2020April 13, 2020 by News Office

Guddiga dowladda Puntland u qaabilsan ka hortagga iyo wacyi-gelinta cudurka Coronavirus ayaa xalay shaaciyay Natiijada ka soo baxday baaritaan lagu… Sii akhri

Magaalada Muqdisho oo lagu soo rogay bandow habeennimo

Posted on April 13, 2020April 13, 2020 by News Office

Taliyaha Ciidanka Booliiska dowladda Federaalka Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa xalay shaaciyay in laga bilaabo fiidnimada Arbacada ah … Sii akhri

Kiisas horleh oo COVID-19 ah oo laga helay magaalada Muqdisho

Posted on April 13, 2020April 13, 2020 by News Office

Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur oo xalay warbaahinta la hadashay ayaa xaqiijisay in shalay… Sii akhri

Dacwad lagu soo oogay mas’uuliyiin dowladeed oo lagu eedeeyey hurin colaad

Posted on April 12, 2020April 12, 2020 by Liban Yusuf

Maxkmadda Darajada Kowaad ee ciidamada qalabka sidda ee Soomaaliya oo hoggaaminaysay Guddi dowladda Federaalka u saartay colaaddii Wanlaweyn ayaa dacwad… Sii akhri

Soomaaliya oo taageertay Xabad-joojin Isbaheysiga Carbeed kaga dhawaaqeen waddanka Yemen

Posted on April 12, 2020April 12, 2020 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo dhoweysay baaq ka soo baxay Madaxda dalalka ku midaysan isbaheysiga Carbeed ee taageera Xukuumadda sharciga… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo si rasmiya u xaqiijisay geerida Marxuum Khaliif Mu’min Tooxow

Posted on April 12, 2020April 12, 2020 by News Office

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Siciid Cabdullaahi ayaa si rasmiya u xaqiijiyay… Sii akhri

Wasiiru dowlihii Cadaaladda Hirshabeelle oo u geeriyooday Coronavirus

Posted on April 12, 2020April 12, 2020 by News Office

Alle ha u naxariistee, waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wasiiru dowlihii Caddaaladda Hirshabeelle, ahaana xildhibaan ka tirsan maamulkaas Khaliif… Sii akhri

Deeqbixiyeyaasha oo ku baaqay midnimo ay Soomaalidu kula tacaalaan COVID-19

Posted on April 12, 2020April 12, 2020 by News Office

Qoraal ay soo saareen saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayay ku sheegeen in ay ku bogaadinayaan dowladda Soomaaliya dedaallada ay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyeeyay sannad-guuradii 60aad ee aas’aaska Militariga Soomaaliya

Posted on April 12, 2020April 12, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close