Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Jubaland oo shaacisay in dadkii u horreeyay Kismaayo laga helay Coronavirus

Dowlad goboleedka Jubaland ayaa xalay shaaciyay in labadii kiis ee u horreeyay xanuunka Coronavirus laga helay gudaha Jubaland gaar ahaanna… Sii akhri

Posted on April 14, 2020April 14, 2020 by News Office

Madasha Xisbiyada Muqdisho oo soo bandhigay talooyin la xiriira Xakamaynta COVID-19

Posted on April 14, 2020April 14, 2020 by News Office

Madasha Xisbiyada Mucaaradsan dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka dhisan magaalada Muqdisho ayaa soo saaray talooyin la xiriira ka hortagga iyo… Sii akhri

Sheikh Shariif oo bixiyay talooyin la xiriira Xakamaynta COVID-19

Posted on April 14, 2020April 14, 2020 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed oo xalay warbaahinta la hadlay ayaa talooyin ka bixiyay xakaynta xanuunka halista… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo mas’uuliyiin cusub magacaabay

Posted on April 14, 2020April 14, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa guddoon cusub u magacaabay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Wareegto ka soo baxday… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in maanta oo keliya 35 qof oo hor leh laga helay COVID-19

Posted on April 13, 2020April 13, 2020 by News Office

Dowladda Soomaaliya, ayaa shaacisay in Isniintii maanta oo keliya la diiwaan geliyay 35 xaalad oo cusub oo COVID-19.  Xaaladaha cusub… Sii akhri

Warqad hadal hayn badan dhalisay oo galaafatay Tifaftirihii Telefishinka Qaranka

Posted on April 13, 2020April 13, 2020 by Liban Yusuf

Warqad xayeysiis ahayd oo hadal hayn badan dhalisay, ayaa sababtay in xilkii laga qaado Tifaftirihii Telefishinka Qaranka Soomaaliya. Wareegto maanta… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo maamul cusub u magacaabay gobolka Nugaal

Posted on April 13, 2020April 13, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah  maamul cusub u magacaabay gobolka Nugaal. Dikreeto ka soo… Sii akhri

Somaliland oo laga helay kiisas horleh oo ah Covid-19

Posted on April 13, 2020April 13, 2020 by Liban Yusuf

Maamulka Somaliland ayaa shaaciyey in saddex xaaladood oo horleh, oo Covid-19 ah laga helay degaano kamid ah Somaliland. Wasiirka Horumarinta… Sii akhri

Madaxweynaha Turkiga oo diiday iscasilaadda Wasiirkiisi arrimaha gudaha

Posted on April 13, 2020April 13, 2020 by News Office

Wasiirka arrimaha gudaha waddanka Turkiga Suleyman Soylu ayaa Axaddii shalay is-casilaaddiisa u gudbiyay madaxweyne Reccep Tayyip Erdogan kadib markii uu… Sii akhri

Militariga Soomaaliya oo la sheegay in ay kufsi ka geysteen degaanka Jannaale

Posted on April 13, 2020April 13, 2020 by News Office

Askar ka tirsan ciidanka Militariga dowladda Soomaaliya, oo ku sugan degaanka Jannaale ee gobolka Shabeellada hoose, ayaa lagu eedeeyay in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close