Booliiska Puntland oo Xirmooyin Qaad ah ku gubay Degaanka Ceeldaahir ee Gobolka Bari
Ciidamada Booliiska Puntland ayaa hawlgallo ay ka sameeyeen Degaanka Ceeldaahir ee gobolka Bari waxay ku soo qabteen Xirmooyin Qaad ah… Sii akhri
Ciidamada Booliiska Puntland ayaa hawlgallo ay ka sameeyeen Degaanka Ceeldaahir ee gobolka Bari waxay ku soo qabteen Xirmooyin Qaad ah… Sii akhri
Guddiga ka hortaga iyo wacyi-gelinta cudurka Coronavirus ee Puntland, ayaa ku amray Laamaha Amniga Puntland in ay hubiyaan dhaqangalka dhammaan… Sii akhri
Mid ka mid ah Wasiirada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa raalli-galin ka bixiyey qoraal buuq dhaliyey oo maanta ka soo baxay… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan cudurka COVID-19. Madaxweyne Farmaajo ayaa… Sii akhri
New York (PP) — Jack Dorsey, asaasaha Twitter, ayaa 28% hantidiisa ugu deeqay ololaha la dagaallanka cudurka Covid-19. Yabooha Dorsey,… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Wasiirkii hore ee Xannaanada Xooolaha Puntland, marxuum Axmed… Sii akhri
Wararka ka imaanayaa gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in dagaal beeleed xooggan uu saaka oo sabtiya ka socdo degaan-xeebeedka Waqa-deriya oo… Sii akhri
Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle, ayaa ku baaqday in dhammaan la karantiilo mas’uuliyiintii iyo dadkii kale ee la kulmay xildhibaan… Sii akhri
Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa dil xalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo loo gaystay mid kamid ah Nabaddoonada Muqdisho.… Sii akhri
Sarkaal ka tirsan hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda laanta Puntland ayaa caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Cismaan… Sii akhri