Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland: Kiisaska Xanuunka COVID-19 oo sii kordhaya

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa xalay shaacisay in 13 bukaan oo cusub laga helay xanuunka COVID-19 kadib baaritaan shalay lagu sameeyay… Sii akhri

Posted on May 7, 2020May 7, 2020 by News Office

DFS oo sheegtay in ay qalab caafimaad gaysay Hargeysa

Posted on May 7, 2020May 7, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka internetka kaga qeyb galay shirka joogtada ah ee Guddiga Qaran ee… Sii akhri

Opposition parties statement on election postponement

Posted on May 7, 2020May 7, 2020 by cph

The National Electoral Board of Ethiopia has announced that it will be unable to conduct the 2020 national elections due… Sii akhri

Guurti Axmed Cali Salaad oo geeriyooday iyo Madaxweyne Deni oo ka tacsiyeeyay

Posted on May 6, 2020May 6, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowladda iyo kan shacabka Puntland ayaa  ka tacsiyeeyay… Sii akhri

QM oo ka hadashay diyaaraddii ku dhacday Bardaale

Posted on May 6, 2020May 6, 2020 by News Office

Ku-xigeenka wakiilka gaarka ah ee xogyaha guud ee QM u qaabilsan Arrimaha isku xirka bani’aannimada ee Soomaaliya, Adam Cabdelmowla ayaa… Sii akhri

Go’aammo ka soo baxay DF iyo dowlad goboleedyada oo saameyn doonin Puntland

Posted on May 6, 2020May 7, 2020 by News Office

Imtixaanka Shahaadiga ah ee dowladda Puntland, ayaa la xaqiijiyay in aysan wax saamayn ah ku yeelan doonin, go’aanno shalay ka… Sii akhri

Guddi ka tirsan Galmudug oo gaaray degaanka Bacadweyne

Posted on May 6, 2020May 6, 2020 by News Office

Guddigii uu madaxweynaha Galmudug u magacaabay u gurmadka degaannada daadadku sameeyeen aya xalay gaaray degaanka Bacadweyne ee Koonfurta gobolka mudug… Sii akhri

Sheekh Shariif iyo Safiirka Ingiriiska oo ka wada-hadlay doorashada Soomaaliya

Posted on May 6, 2020May 6, 2020 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Axmed, ayaa sheegay in uu kulan Khadka teleefanka la qaatay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Amb… Sii akhri

Kiisaska Karoona ee Somaaliya oo gaaray 835

Posted on May 5, 2020May 5, 2020 by Liban Yusuf

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in gobalka Banaadir, Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland, laga diiwaan geliyay xaalado cusub oo COVID-19 ah. Wasiirka Caafimaadka… Sii akhri

Taliyihii Ciidanka Madaxtooyada Puntland oo iscasilay

Posted on May 5, 2020May 5, 2020 by News Office

Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland, Gaashaanle Sare Barkhad Cabdullaahi Yuusuf, ayaa maanta oo Talaado ah shaaciyay in uu iska casilay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close