Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay diyaarad ku burburtay degmada Bardaale

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo war ka soo saartay diyaarad shalay ku burburtay degmada Bardaale ee gobolka Baay, ayaa sheegtay in… Sii akhri

Posted on May 5, 2020May 5, 2020 by News Office

Tirada dadka qaba COVID-19 ee laga helay Soomaaliya oo gaartay 756 kiis

Posted on May 5, 2020May 5, 2020 by News Office

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta xanuunka Coronavirus  waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu… Sii akhri

Puntland oo shaacisay kiisas cusub oo COVID-19 ah

Posted on May 5, 2020May 5, 2020 by News Office

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa sheegtay in 8 bukaan oo cusub laga helay xanuunka COVID-19 kadib markii shalay la baara 22… Sii akhri

Diyaarad lagu soo riday degmo ka tirsan Koonfur Galbeed

Posted on May 5, 2020May 5, 2020 by Liban Yusuf

Inta la hubo afar qof ayaa ku dhintay diyaarad lagu soo diray degmada Bardaale ee gobolka Bay. Diyaarada oo sida… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddiga ka hortagga Daadadka

Posted on May 4, 2020May 4, 2020 by News Office

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, ayaa lagu magacaabay Guddiga Gurmadka iyo ka hortagga Daadadka, wareegtada ayaa u… Sii akhri

Booliiska Puntland oo shan sanno gudahood Shan Taliye Yeeshay

Posted on May 4, 2020May 4, 2020 by News Office

Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Dowladda Puntland, Sarreeye Guuto Cabdi Xassan Xuseen ( Cabdiyare), ayaa xalay si rasmiya ula wareegay… Sii akhri

Puntland iyo Galmudug oo shir deg deg ah ka yeelanaya xiisada ka dhalatay dagaalkii habeen hore

Posted on May 4, 2020May 4, 2020 by News Office

Mas’uuliyiinta iyo Laamaha Amniga Puntland iyo Galmudug, ayaa maanta oo Axad ah shir deg deg ah ka yeelanaya, dagaalkii habeen… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo Shaybaarka COVID-19 gaarsiisay magaalada Baraawe

Posted on May 4, 2020May 4, 2020 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dawooyin iyo qalab caafimaad oo uu kamid yahay agabka Sheybaarka ee lagu baaro… Sii akhri

Farmaajo iyo Erdogan oo wada-hadal ku yeeshay Khadka Internet-ka

Posted on May 4, 2020May 4, 2020 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay wada-hadal khadka Internet-ka ah la yeeshay madaxweynaha  Turkiga Rajab Dayib Erdogan.… Sii akhri

Puntland oo laga diiwaan galiyey kiisas cusub oo COVID-19

Posted on May 3, 2020May 3, 2020 by Liban Yusuf

Wasaaradda Caafimaadka Puntland, ayaa caawa shaacisay 7 bukaan oo maanta laga helay xanuunka COVID-19. Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Puntland Cabdinaasir… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close