Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul Wasaaraha Malaysia oo codka Kalsoonida loo qaadayo

Ra’iisul wasaaraha dalka Malaysia Muhyiddin Yassin ayay baarlamaanka dalkaasi u qaadi doonaan codka kalsoonida 18-ka bishan May, xilli uu ku… Sii akhri

Posted on May 9, 2020May 9, 2020 by News Office

Miyay Soomaaliya diyaar u tahay cunto-yari dunida ka dhici karta? Faallo

Posted on May 8, 2020May 8, 2020 by cph

Boosaaso (PP) — Dunidu maanta waxay ku jirtaa xaalad caafimaad oo degdeg ah Covid-19 awgiis. Dalal badan waxay ku baraarugsan… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo amar siiyay Guddiga Qaran ee xakameynta COVID19

Posted on May 8, 2020May 8, 2020 by News Office

Shirka Guddiga Qaran ee xakameynta COVID-19 oo xalay ka qabsoomay isgaarsiinta Internet-ka, ayaa waxaa Shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka… Sii akhri

Barakac xooggan oo ka socda Beledweyne

Posted on May 8, 2020May 8, 2020 by News Office

Dadkii ugu badan ee ku nool  Beledweyne ayaa saakay ka barakacaya Magaalada ka dib markii wabiga shabeelle uu fatahaad ka… Sii akhri

Webiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyay tuulooyinka hoos yimaada degmada Mahadaay

Posted on May 8, 2020May 8, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada dhexe, ayaa sheegaya in saacadihii u dambeeyay halkaas uu fatahaad ka sameeyay… Sii akhri

Puntland: Qofkii labaad oo Covid-19 u geeriyooday iyo wasiiro laga helay

Posted on May 7, 2020May 7, 2020 by Liban Yusuf

Wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan oo caawa warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay korortay 24 saac ee la… Sii akhri

Booliska Soomaaliya oo la wareegay xabsi qarsoodi ah oo ku yaallay Muqdisho

Posted on May 7, 2020May 7, 2020 by Liban Yusuf

Booliska Soomaaliya ayaa la wareegay saldhiga Cusboole oo ku yaalla degmada Deyniile ee gobolka Banaadir, oo maalmihii u dambeeyey warar… Sii akhri

Jubaland oo mamnuucday xirashada Niqaabka

Posted on May 7, 2020May 7, 2020 by News Office

Dowlad goboleedka Jubaland ayaa digniin adag ka soo saartay xirashada indha-shareerka dumarka ee loo yaqaan Niqaabka. Qoraal maanta oo Khamiis… Sii akhri

Wasiir ka tirsan Hirshabeelle oo geeriyooday

Posted on May 7, 2020May 7, 2020 by Liban Yusuf

Waxaa maanta magaalada Jowhar ku geeriyooday Wasiirkii Hubka Dhigista iyo Dhaqan Celinta Maleeshiyaadka maamulka Hirshabeelle Axmed Cumar Gaabow. Axmed Cumar… Sii akhri

Wasiirkii Waxbarashada Jubaland oo geeriyooday

Posted on May 7, 2020May 7, 2020 by News Office

Wasiirkii Waxbarashada dowlad goboleedka Jubaland Macalllin Maxamed Ibraahim ayaa dalka Hindiya ku geeriyooday sida uu xaqiijiyay madaxweyne Axmed Madoobe oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close