Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Militariga Soomaaliya iyo AMISOM oo Al-shabaab kala wareegay Luug Jeeloow

Ciidamada Millateriga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay wehlinayeen cutubyo ka tirsan Ciidamada Jabuuti ee ku hawlgala AMISOM ayaa hawlgal Wadajir… Sii akhri

Posted on June 17, 2020June 17, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug oo magacaabay Guddi cusub

Posted on June 17, 2020June 17, 2020 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac Waayeel ayaa magacaabay Guddiga qaban-qaabada dhismaha Golaha Degaanka Degmada Hobyo… Sii akhri

Hindiya oo qirtay in 20 askari looga dilay dagaal dhexmaray iyaga iyo Shiinaha

Posted on June 17, 2020June 17, 2020 by News Office

Ugu yaraan 20 askari oo Hindi ah, ayaa ku dhimatay iska horimaad dhexmaray ciidamada dalkaasi iyo kuwa Shiinaha ee ku… Sii akhri

Beesha Caalamka oo bogaadisay Wada-hadalka Dowladda Federaalka iyo Somaliland

Posted on June 16, 2020June 16, 2020 by News Office

Dalalka iyo Ururada ku bahoobay Beesha Caalamka, ayaa soo dhoweeyey wada-hadalada u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ee… Sii akhri

Midowga Yurub oo soo dhoweeyay Wada-hadalka dowladda Federaalka iyo Somaliland

Posted on June 16, 2020June 16, 2020 by News Office

Ururka Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyay Shirka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland uga socda waddanka  Djibouti waxaan ay ku… Sii akhri

Madaxweyne Qoor Qoor oo socdaal ku tegay Wargala iyo Galbarwaaqo

Posted on June 16, 2020June 16, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa booqasho kooban ku tagay degaanada Wargalo iyo… Sii akhri

Yuusuf Garaad: Reer Somaliland waxay rumeysan yihiin inay Faqash ka adkaadeen

Posted on June 16, 2020June 16, 2020 by cph

Muqdisho (Wararka Puntland Post ) — Yuusuf Garaad Cumar, Wasiirkii hore ee Arrimmaha Dibedda ee Dowladda Federaalka Soomaaliyeed, oo faallo… Sii akhri

Ilhaan Cumar aabaheed oo geeriyooday

Posted on June 16, 2020June 16, 2020 by Liban Yusuf

Nuur Cumar Maxamed oo ahaa aabaha Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Congress-ka Mareykanka ayaa ku geeriyooday magaalada Minneapolis… Sii akhri

Mudaharaadyo laga cabsi qabo in ay ka dhacaan Laascaanood iyo Ciidamo lagu daadiyay

Posted on June 16, 2020June 16, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka halkaasi lagu daadiyay Ciidamo kala duwan oo… Sii akhri

Muran ka dhashay sida loo qaybiyay waaxyaha Boosaaso

Posted on June 16, 2020June 16, 2020 by News Office

Kadib markii wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ay sheegtay in magaalada Boosaaso loo qaybiyay afar waaxood oo kala duwan ayaa waxa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close