Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Soomaaliya oo soddon sano kadib bilaabaysa bixinta Leysinka Diyaaradaha

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi salad (Oomaar) ayaa sheegay in la dhameytiray sharciga hay’adda duulista… Sii akhri

Posted on June 23, 2020June 23, 2020 by News Office

Abwaan: Dad badan oo Boosaaso sheegta waxaa uga soo horreeyay Dadka Reer Koonfur Galbeed

Posted on June 23, 2020June 23, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan oo xalay kulan la qaatay Bulshada ka soo jeeda Koonfur Galbeed ee ku… Sii akhri

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Saldhiga Turkiga ee Muqdisho

Posted on June 23, 2020June 23, 2020 by News Office

Qarax ismiidaamin ah ayaa saaka oo Talaado ah ka dhacay saldhiga Ciidamada Militariga Turkigu ku leeyihiin magaalada Muqdisho ee TURKISOM… Sii akhri

Somaliland oo ogolaatay in dib loo furo isu-socodka dadweynaha labada dhinac

Posted on June 23, 2020June 23, 2020 by News Office

Maamulka Somaliland, ayaa ogolaaday in aan la carqaladayn isku socodka dadweynaha gobollada Waqooyi Galbeed ee la baxay Somaliland iyo gobollada… Sii akhri

Ciidamada dowladda Federaalka oo hawlgal qorshaysan ku burburiyay saldhig ay leeyihiin Al-shabaab

Posted on June 23, 2020June 23, 2020 by News Office

Booliska gaarka ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu magacaabo Haramacad oo kaashanaya ciidanka Nabad sugidda  ee ku sugan degmada… Sii akhri

Villa Somalia oo ka hadashay shir ay yeesheen DFS iyo dowlad goboleedyada

Posted on June 22, 2020June 22, 2020 by Liban Yusuf

Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa maanta oo Isniin ah shir ku yeeshay aaladda Internetka. Shirka waxaa… Sii akhri

DANAB oo dilay laba sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab degaanno kala duwan ka qabsaday

Posted on June 22, 2020June 22, 2020 by News Office

Ciidamadda kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in ay  al-shabaab ka saareen degaanada Jilib Marko iyo Gendershe oo… Sii akhri

Qarax ka dhacay garoonka diyaaradaha Buulo-barde

Posted on June 22, 2020June 22, 2020 by Liban Yusuf

Qarax miino ayaa ka dhacay garoonka diyaarahada degmada Buulo-barde ee gobolka Hiiraan. Qarax oo dhacay xalay, ma jiro wax khasaaro… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo sheegtay in ay sharciga la tiigsan doonto Jaamacad ay aas’aaseen Dad Soomaali ah

Posted on June 22, 2020June 22, 2020 by News Office

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ayaa shaaciyay in uusan jirin wax xiriir ah oo ka dhexeeya Qaramada Midoobay iyo jaamacadda… Sii akhri

Hoggaamiyihii Aqlabiyadda Baarlamanka Kenya oo xilka laga xayuubiyay

Posted on June 22, 2020June 22, 2020 by News Office

Baarlamaanka dalka Kenya, ayaa saaka xilka ka qaaday Aadan Barre Ducaale, oo ahaa hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka dalkaasi, sida ay soo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close