Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Duulista Maareeye cusubna magacaabay
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku amray ciidamada inay u diyaar garoobaan difaaca xuduudaha Puntland, wuxuuna fariin adag u… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xerada ciidanka Xorgoble ee degmada Qardho tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan daraawiishta.… Sii akhri
Golaha Shacab ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Mudisho ayaa ansixiyay xeerka… Sii akhri
Taliyaha Ciidanka Booliiska Dowladda Puntland Sarreeye Guuto Cabdi Xassan Xuseen (Cabdi Yare) ayaa dib shaqada ugu fasaxay Taliye ku xigeenka… Sii akhri
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo saaka lagu weeraray xerada 2-aad ee ciidamadda… Sii akhri
Isimada gobolada Sool iyo Ceyn ayaa si kulul uga hadlay wadahadalada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somalilad ee Jabuuti. Siddeed Isim… Sii akhri
Cabdinaasir Seeraar Maax oo ka mid ahaa hoggaanka golihii is-bedel doonka Jubbaland ee heshiiska la galay Axmed Madoobe ayaa maanta… Sii akhri
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil (Xasan Yare) oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagaga buuqay kulankii Golaha Shacabka. Xildhibaanka… Sii akhri
Qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Guddoomiye Mursal u gudbiyay Mooshin. Mooshinka oo ay… Sii akhri