Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Muuse Biixi oo hal shardi ku xiray midnimada Soomaaliya

Somaliland ayaa xalay si weyn looga xusay 60-guurada kasoo wareegtay 26-kii June sannadkii 1960-kii, oo ku beegan markii ay Xorriyadda… Sii akhri

Posted on June 26, 2020June 26, 2020 by News Office

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac gaystay oo ka dhacay Dangoroyo

Posted on June 25, 2020June 25, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Dangoroyo oo qiyaastii 120km dhanka bari kaga beegan caasimadda Garoowe ayaa sheegaya in duhurnimadii maanta halkaas… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ugu hambalyeeyay Maalmaha xorriyadda

Posted on June 25, 2020June 25, 2020 by News Office

Madaxweyanaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay qiimaha xuska Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada dalkeenna ayaa ku booriyey… Sii akhri

Wararka ku xeeran safarka madaxweyne Deni

Posted on June 25, 2020June 25, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Khamiis ah tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada Badda Puntland ee… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirkii golaha wasiirada Galmudug?

Posted on June 25, 2020June 25, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta oo Khamiis ah shir guddoomiyay Kulanka golaha wasiirada maamulkaas… Sii akhri

Jubaland oo shaacisay in ay been abuur yihiin Xeerarka loo gudbiyay Golaha Shacabka

Posted on June 25, 2020June 25, 2020 by News Office

Dowlad Goboleedka Jubaland, oo tixraacaysa Warqaddii Shalay ka soo baxday Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in… Sii akhri

Puntland oo qaaddacday Xeerarka loo gudbiyay Golaha Shacabka Soomaaliya

Posted on June 25, 2020June 25, 2020 by News Office

Dowladda Puntland, ayaa si rasmiya u qaadacday Xeerarka doorashooyinka ee horyaala Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, waxaana ay walaac… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ku martiqaaday Madaxda Dowlad Goboleedyada

Posted on June 25, 2020June 25, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ku casuumay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in ay kasoo… Sii akhri

Puntland-Galmudug collaboration pays dividends in Galka’yo

Posted on June 24, 2020June 24, 2020 by cph

Galka’yo (PPM) —  Galka’yo residents have witnessed another milestone after closer Puntland-Galmudug collaboration began to pay off. Officials from the… Sii akhri

Maxaad ka taqaan taariikh nololeedkii Marxuum Gen. Cali Baaddiye?

Posted on June 24, 2020June 24, 2020 by Liban Yusuf

Allaha u naxariistee Marxuum Sarreeye Guuto Cabdirisaaq Sheekh Cismaan Axmed-Cigan (Cali Baaddiye) wuxuu ku dhashay Qaroon-Madowle oo 10-km qiblada uga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close