Wejiga Labaad ee Shirka Nabadaynta Horufadhi oo ka furmaya Degaanka Saaxdheer
Degaanka Saaxdheer ee Koonfurta Gobolka Sool waxaa ka socota qaban-qaabadii u dambaysay ee Wejiga labaad ee dhammaystirka Nabadaynta Beelihii ku dagaallamay Degaanka…
Open this website in Safari first.
Degaanka Saaxdheer ee Koonfurta Gobolka Sool waxaa ka socota qaban-qaabadii u dambaysay ee Wejiga labaad ee dhammaystirka Nabadaynta Beelihii ku dagaallamay Degaanka…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa magacaabay Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Wareegto ka soo…
Xarunta Mowlaca Macallin Nuur, oo ku taalla Degmada Hodon ee Gobolka Banaadir, waxaa Maanta oo Isniin ah ka furmay Shirweynaha Wada-tashiga Beesha…
Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay maqaayad ku taalla degmada Xamar Jabab ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa la sheegay inuu fuliyay qof ismiidaamiyay,…
Muqdisho (PP) — Shiinuhu wuxuu ka mid yahay dalal amaah siiyay Soomaaliya intii u dhexeysay 1960kii iyo 1990kii. Mashruucyo iskugu jira kaabayaal iyo dhismeyaal…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo, ayaa maanta oo Isniin ah dhagax dhigay wejiga labaad ee Mashruuca…
On this occasion, as we commemorate the 22nd anniversary of founding Puntland State of Somalia, it confluences with a huge milestone for…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa todobaadkan socdaalkii u horreeyay tan iyo markii la doortay ku tegaya Degmada Galdogob oo ka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah si rasmiya ugu dhawaaqday in ay dib u furtay dhammaan duullimaadyada Caalamiga ah oo…
Xildhibaanada Golaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonaan Xarunta…