Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xarunta Cilaajka Qur’aanka Kariimka ah ee Towxiid oo Garoowe laga daah-furay

Xarunta Cilaajka Towxiid, oo lagu Qur’aan saari doono Muslimiinta xanuunsan, waxaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ka hirgeliyey Shiikh Cabdul… Sii akhri

Posted on July 15, 2020July 15, 2020 by News Office

Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi oo Aas Qaran loogu sameeyay Garoowe

Posted on July 15, 2020July 15, 2020 by News Office

Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi ayaa maanta Aas Qaran loogu sameeyey caasimadda… Sii akhri

Guddoomiye Mursal: Ma aqbalayno doorasho dadban

Posted on July 15, 2020July 15, 2020 by Liban Yusuf

Guddoomiyaha Aqalka Hoose Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka horyimid baaqii madaxd goboleedyada dalka ee ahaa in… Sii akhri

Afar Caruur ah oo saddex walaalo yihiin oo ku dhintay dab ka kacay Boosaaso

Posted on July 15, 2020July 15, 2020 by News Office

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay dab saaka ka kacay gurya ay deggan yihiin Qoysas danyar ah oo ku yaalla… Sii akhri

Deni oo Garoowe ku soo dhoweeyay Qoor Qoor

Posted on July 15, 2020July 15, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye  Qoor Qoor ayaa isna soo gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. Madaxweyne Qoor… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo Garoowe lagu soo dhoweeyay

Posted on July 15, 2020July 15, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa haatan  Garoowe ku soo dhoweeyey wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Garoowe ku soo dhoweeyay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya

Posted on July 15, 2020July 15, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Saaka Garoowe ku soo dhoweeyey Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi… Sii akhri

Urur Goboleedka IGAD oo war ka soo saaray Doorashooyinka Soomaaliya

Posted on July 15, 2020July 15, 2020 by News Office

Madaxda Urur Goboleedka IGAD, ayaa shalay kulan gaar ah ku yeeshay Khadka internet-ka ah (Video-conference), waxaana ka qeyb galay Madaxweynaha… Sii akhri

Khayre oo kulan gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda Dowlad Goboleedyada

Posted on July 15, 2020July 15, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo gelinkii dambe ee shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb  ayaa xalay kulamo la qaatay  madaxda… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka degay Dhuusamareeb

Posted on July 14, 2020July 14, 2020 by Liban Yusuf

Xasan Cali Kheyre, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta galinkii dambe ka degay magaalaa Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, halkaas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close