Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Duullimaadka gudaha oo la furayo iyo amar la duldhigay dowlad goboleedyada

Shir Golaha Wasiirada Soomaaliya maanta yeesheen ayaa lagu ogolaaday in dib loo furo duullimaadyada gudaha, si loo fududeeyo isu socodka… Sii akhri

Posted on July 2, 2020July 3, 2020 by Liban Yusuf

Maxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada Puntland?

Posted on July 2, 2020July 2, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta oo Khamiis ah shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada. Shirka… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u dhoofay Dalka Turkiga

Posted on July 2, 2020July 2, 2020 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan, ayaa saaka oo Khamiis ah Safar ugu baxay Magaalada Ankara ee Caasimadda… Sii akhri

Madaxweyne Qoor Qoor oo xilli habeenimo ah gaaray degaanka Xeraale

Posted on July 2, 2020July 2, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa xalay gaaray degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud halkaas oo lagu… Sii akhri

Dowladda Shiinaha oo si adag uga hortimid Xiriirka Somaliland iyo Taiwan

Posted on July 2, 2020July 2, 2020 by News Office

Dowladda Shiinaha ayaa si adag uga soo horjeesatay xiriirka ay maalintii Arbacada shaaciyeen in ay sameysteen Somaliland iyo Taiwan oo… Sii akhri

Dad ku dhintay Rabshadaha ka socda Waddanka Itoobiya

Posted on July 2, 2020July 2, 2020 by News Office

Ciidamada Milateriga Itoobiya ayaa loo daadgureeyay caasimadda dalkaas si ay u xakameeyaan dibadbaxyada ay dadka badan ku dhinteen ee ka… Sii akhri

Machadka Heritage: Xal u helida jahawareerka doorashooyinka Soomaaliya

Posted on July 1, 2020July 1, 2020 by Liban Yusuf

Machadka Heritage ee daraasaadka oo fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa maanta soo saaray warbixin uu ugu magacdaray “xal u helida… Sii akhri

Dagaalkii Haramcad iyo NISA ee Dhuusomareeb iyo Galmudug oo ka hadashay

Posted on July 1, 2020July 1, 2020 by Liban Yusuf

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa dagaal maanta duhurnimadii gudaha magaalada Dhuusomareeb ku dhexmaray ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Dagaalka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Isimada Mudug

Posted on July 1, 2020July 1, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan qado ah kula yeeshay Isimada gobolka Mudug. Kulanka… Sii akhri

Dagaal ka socda Dhuusomareeb

Posted on July 1, 2020July 1, 2020 by Liban Yusuf

Wararka ka imanaya magaalada Dhuusomareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in halkaas maanta duhurnimadii uu ka bilowday dagaal ku dhaxeeya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close