Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gababta ka degay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, halkaas oo… Sii akhri

Posted on February 10, 2026February 10, 2026 by Desk

Diyaarad ku dhacday Muqdisho

Posted on February 10, 2026February 10, 2026 by Desk

Diyaarad rakaaba oo lagu magacaabo Star Sky ayaa maanta ku dhacday xeebta Xalane ee ku dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde… Sii akhri

Milicsiga Buugga Baadi-goobkii Nabadda Geeska

Posted on February 10, 2026February 10, 2026

Hordhac Buugga Baadi-Goobka Nabada Geeska, waa buug dhigaal taariikheed ah, oo uu dhowaan qoray Danjire Maxamed Cabdi Afey. Buuggu waxa… Sii akhri

Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta ku wajahan Muqdisho

Posted on February 10, 2026February 10, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu maanta gelinka dambe ka dego magaalada Muqdisho, halkaas oo uu… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo dil toogasho fulisay

Posted on February 10, 2026February 10, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay labo nin oo ka tirsanaa Al-shabaab, kuwaas oo ay hore… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Puntland

Posted on February 9, 2026February 9, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta kulan la qaatay guddiga joogtada… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay wasiir ka tirsan dowladda Jarmalka

Posted on February 9, 2026February 9, 2026 by Desk

Wasiiru dowlaha iskaashiga dhaqaalaha & horumarinta ee dowladda Jarmalka Niels Annen oo Muqdisho soo gaaray iyo safiirka  dalka Jarmalka Sebastian… Sii akhri

Axmed Madoobe oo saxiixay labo siyaasadood

Posted on February 9, 2026February 9, 2026 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta saxiixay siyaasadda dalxiiska Jubaland, taas oo ay soo diyaarisay wasaaradda warfaafinta,… Sii akhri

Waa sidee jawiga kulanka maanta ee baarlamaanka federaalka?

Posted on February 9, 2026February 9, 2026 by Desk

Kulan ay maanta oo isniin ah yeesheen xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo looga doodayo wax ka beddelka… Sii akhri

Puntland: Muxuu yahay mashruuca diiwaangelinta ee lagu soo xiray Garowe?

Posted on February 9, 2026February 9, 2026 by Desk

Safiirka dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Amb. Pier Mario Dacco Coppi ayaa xalay soo xiray mashruuc la sheegay in lagu  diiwaangeliyay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close