Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Sii hayaha Xilka Ra’iisul wasaaraha oo Kulan la qaatay mas’uuliyiinta Wasaaradda Difaaca iyo Taliska Ciidamada Milateriga

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ah Sii hayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta oo Isniin ah… Sii akhri

Posted on August 31, 2020August 31, 2020 by News Office

Deni oo Talaadada berriya ku wajahan Muqdisho

Posted on August 31, 2020August 31, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Talaadada berriya oo ku beegan 1-da September 2020 ku wajahan magaalada Muqdisho, halkaas… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo gaaray Beledweyne

Posted on August 31, 2020August 31, 2020 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah gaaray Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka… Sii akhri

Khilaafka Shahaadada Dugsiga sare: Maxaa la gudboon Puntland?

Posted on August 30, 2020September 12, 2020

Boosaaso — Haddii aad xog-ogaal u ahayd khilaafka Waxbarashada ee Dowladda Federaalka iyo Puntland, aadna dhagaysatay dooddii ay BBC-du horraantii… Sii akhri

Ganacsade caana oo xabsi iyo lacag badan lagu xukumay

Posted on August 30, 2020August 30, 2020 by Liban Yusuf

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah xukun xabsi iyo ganaax isugu jira ku riday ganacsade caan ka ahaa… Sii akhri

Sii hayaha Ra’ iisul wasaaraha dalka oo Shir guddoomiyay Kulan looga hadlay dhaqaalaha iyo deyn cafinta

Posted on August 30, 2020August 30, 2020 by News Office

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna siihayaha xilka Ra’iisal wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta kulan la… Sii akhri

Aabe Wiilkiisa Webiga ku riday oo Jowhar lagu qabtay

Posted on August 30, 2020August 30, 2020 by News Office

Taliska Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka HirShabeelle ayaa shaaciyay in ay gacanta ku soo dhigeen Aabe wiilkisa xalay ku dilay Magaalada… Sii akhri

Deni oo xilka qaadis iyo magacaabis sameeyay

Posted on August 30, 2020August 30, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilalkii ka qaaday xubno ka tirsan maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida iyo… Sii akhri

Saygii hore ee Ilhaan Cumar oo diiday inuu la kulmo Trump

Posted on August 30, 2020August 30, 2020 by News Office

Axmed Xirsi, oo ah saygii hore ee Ilhaan Cumar, ayaa sheegay inuu diiday kulan uu ka dalbaday Madaxweynaha Waddanka Maraykanka,… Sii akhri

Ethiopia falls into violence a year after leader’s Nobel peace prize win

Posted on August 30, 2020August 30, 2020 by cph

Abiy Ahmed came to power promising radical reform, but 180 people have died amid ethnic unrest in Oromia state Ethiopia… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close