Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mursal iyo Mahdi oo ku biiray shirka Muqdisho

Waxaa dib u furmay shirkii dowladda federaalka iyo dowlad goboleeyada ee Muqdisho oo labadii maalmood ee la soo dhaafay hakad… Sii akhri

Posted on September 17, 2020September 17, 2020 by Liban Yusuf

Cumar Cabdirashiid oo eedeyn u jeediyay Farmaajo

Posted on September 16, 2020September 16, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa sheegay in magacaabis la’aanta Ra’iisul wasaaraha ay dhaawac ku tahay… Sii akhri

Xukun lagu riday nin ku lug lahaa weeraro ka dhacay Soomaaliya iyo Kenya

Posted on September 16, 2020September 16, 2020 by Liban Yusuf

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday nin la sheegay inuu la wadashaqeyn jiray dowladda iyo… Sii akhri

Koonfur Galbeed oo eedeyn u jeedisay maamulka gobolka Banaadir

Posted on September 16, 2020September 16, 2020 by Liban Yusuf

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay la filaan ku noqotay, markii maamulka gobolka Banaadir uu tartanka kubbadda cagta ee… Sii akhri

Booliiska Galmudug oo qabtay nin ku eedaysan Kiiskii marxuumad Xamdi

Posted on September 16, 2020September 16, 2020 by News Office

Laamaha Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug, ayaa Xalay hawlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, waxay ku… Sii akhri

Qoor Qoor iyo Axmed Madoobe oo kulan gaar ah yeeshay

Posted on September 16, 2020September 16, 2020 by News Office

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa xalay kulan gaar ah… Sii akhri

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Waare iyo Lafta Gareen

Posted on September 16, 2020September 16, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa hoygiisa ku qaabilay madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur… Sii akhri

Israa’iil oo duqaymo culus ka fulisay Dhulka Falastiiniyiinta

Posted on September 16, 2020September 16, 2020 by News Office

Diyaaradaha dagaalka Yuhuudda ayaa beegsaday bartilmaameedyo ku yaalla dhulka Falastiin kaddib markii dagaal yahannada Falastiiniyiinta ee ku sugan magaalada Gaza… Sii akhri

Booliska Mudug oo qabtay askari Gaalkacyo ku dilay ganacsade

Posted on September 15, 2020September 16, 2020 by Liban Yusuf

Booliska gobolka Mudug ee Puntland ayaa qabtay askari dhawaan Gaalkacyo dilka ka geystay oo fakaday. Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Mudug,… Sii akhri

Qoorqoor oo ku biiray mowqifka Deni iyo Axmed Madoobe

Posted on September 15, 2020September 15, 2020 by Liban Yusuf

Wararkii u dambeeyay ee Puntland Post ka helayso Muqdisho ayaa xaqiijinaya in Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) uu ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close