Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mahdi Guuleed oo u hambalyeeyay Ra’iisul wasaaraha cusub

Sii hayaha ra’iisul wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa u hambalyeeyay ra’isulwasaaraha cusub Maxamed Xuseen Rooble ee uu xalay… Sii akhri

Posted on September 18, 2020September 18, 2020 by News Office

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Ra’iisul wasaare cusub

Posted on September 17, 2020September 18, 2020 by News Office

Madaxweyne Farmaajo  ayaa waxa uu magacaabay Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaddib markii Golaha Shacabku ay kala laabteen kalsoonida… Sii akhri

Wasiir ka tirsan Hirshabeelle oo lagu dilay Jowhar

Posted on September 17, 2020September 17, 2020 by News Office

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamanka Hirshabeelle, sidoo kalena ahaa Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awgaafta Hirshabeelle Nuur Xaashi Warsame, ayaa caawa… Sii akhri

War-murtiyeed ka soo baxay shirkii Muqdisho

Posted on September 17, 2020September 17, 2020 by Liban Yusuf

Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya… Sii akhri

Garowe oo laga daahfuray u qareemidda qoondada haweenka ee siyaasadda

Posted on September 17, 2020September 17, 2020 by Liban Yusuf

Wasaarada Horumarinta Haweenka iyo Arrimah Qoyska Dowladda Puntland ayaa Garowe ku qabatay kulan lagu daahfurayay u qareemidda qoondada haweenka ee… Sii akhri

6 wadaad oo lagu dilay Shabeellada Dhexe

Posted on September 17, 2020September 17, 2020 by Liban Yusuf

Degaanka Raage Ceelle ee gobolka Shabeellada Dhexe, waxaa subaxnimadii hore ee saaka koox hubeysan ay ku weerartay 7 wadaad oo… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Muqdisho

Posted on September 17, 2020September 18, 2020 by Liban Yusuf

Wararkii u dambeeyay ee Puntland Post ka helayso shirka Muqdisho ayaa sheegaya in isfahan laga gaaray intoodii badnaa qodobadii laysku… Sii akhri

Muqdisho: Qarax lala eegtay ciidan

Posted on September 17, 2020September 17, 2020 by Liban Yusuf

Degaanka Ceelaha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, waxaa maanta ka dhacay qarax geystay khasaare. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa… Sii akhri

Wasiiro ka tirsan Puntland iyo Jubbaland oo la kulmay Beesha Caalamka

Posted on September 17, 2020September 17, 2020 by Liban Yusuf

Wasiiro ka tirsan Puntland iyo Jubbaland ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiiro ka tirsan Beesha Caalamka. Wasiiru-dawlaha Maaliyadda Dawladda… Sii akhri

Mursal iyo Mahdi oo ku biiray shirka Muqdisho

Posted on September 17, 2020September 17, 2020 by Liban Yusuf

Waxaa dib u furmay shirkii dowladda federaalka iyo dowlad goboleeyada ee Muqdisho oo labadii maalmood ee la soo dhaafay hakad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close