Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Twitter Suspends an Ethiopian Peace Scholar’s Account

Addis Ababa (PP News Desk) — Twitter yesterday suspended the account of Professor Mehari Taddele Maru, a part-time professor at… Sii akhri

Posted on November 8, 2020November 8, 2020 by cph

Madaxweyne Deni oo soo gaabiyay safarkiisi dibadda sababa la xiriira mooshinka ka socda Garoowe

Posted on November 8, 2020November 8, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo gaabiyay safar uu ku joogay magaalada Dubai ee xarunta Ganacsiga Imaaraatiga Carbeed,… Sii akhri

Maareeye wuu saxan yahay

Posted on November 8, 2020November 8, 2020

Hargeysa (PP Faallo) — Ma fogeyn marka dad badan oo Muqdisho ku nool difaacayeen sharcinimada xildhibaannada Somaliland ka soo jeeda.… Sii akhri

Mooshin culus oo ku soo laba-kacleeyay Baarlamanka Puntland

Posted on November 8, 2020November 8, 2020 by News Office

Waxa mar kale dib u soo laba-kacleeyay, mooshin abaabulan oo dhowaan laga keenay labada Guddoomiye ku xigeen ee Baarlamanka Puntland,… Sii akhri

Puntland oo u hambalyaysay Madaxda cusub ee loo doortay Maraykanka

Posted on November 8, 2020November 8, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee loo doortay Maraykanka Joe Biden iyo ku… Sii akhri

Biden oo loo doortay madaxweynaha Mareykanka

Posted on November 7, 2020November 7, 2020 by Liban Yusuf

Ameerika ayaa Joe Biden oo xisbiga Dimuqraadiga ah u dooratay inuu noqdo madaxweynahoodii 46-aad. Joe Biden ayaa ku guulestay 20… Sii akhri

Biden defeats Trump to win White House

Posted on November 7, 2020November 7, 2020 by Desk

WILMINGTON, Del. — Joe Biden became president-elect Saturday after winning the pivotal state of Pennsylvania, NBC News projected. The former vice… Sii akhri

Jadwalka Doorashada Madaxtinimada Hirshabeelle oo la shaaciyay

Posted on November 7, 2020November 7, 2020 by News Office

Guddiga Doorashada Madaxtinimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, ayaa maanta oo Sabti ah shaaciyay Jadwalka Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle.… Sii akhri

Baarlamanka Itoobiya oo ansixiyay go’aan dowlad ku meel gaar ah loogu dhisayo Ismaamulka Tigreega

Posted on November 7, 2020November 7, 2020 by News Office

Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Itoobiya ayaa maanta oo Sabti ah ansixiyay go’aan dowlad kumeel gaar ah loogu dhisayo is-maamulka… Sii akhri

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka horyimid Guddgii uu xalay magacaabay Ra’iisul wasaare Rooble

Posted on November 7, 2020November 7, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi, ayaa ka horyimid Guddi-hoosaadka qaabilsan Dooorashooyinka xubnaha Baarlamanka ee laga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close