Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Abiy oo si cad u diiday Ergo Midowga Afrika u saartay dhex-dhexaadinta Ethiopia iyo TPLF

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed, ayaa si cad u diiday ergo dhex-dhexaadin ah oo Midowga Afrika u saaray xiisadda colaadeed… Sii akhri

Posted on November 22, 2020November 22, 2020 by News Office

Dowladda Ethiopia oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtay magaalada labaad ee ugu weyn Gobolka Tigray

Posted on November 22, 2020November 22, 2020 by News Office

Dowladda Ethiopia ayaa Sabtidii shalay shaacisay, in ay gacanta ku dhigtay magaalada labaad ee ugu weyn Gobolka Tigrayga ee Adigrat,… Sii akhri

Laamaha Amniga Puntland oo hawlgal hub ka dhigis ah ka sameeyay Boosaaso

Posted on November 22, 2020November 22, 2020 by News Office

Laamaha kala duwan ee Amniga Puntland, ayaa xalay hawlgal wadajir ah ka fuliyay gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.… Sii akhri

Garabka Al-Qaacida ee Galbeedka AFRIKA oo yeeshay Hoggaamiye cusub

Posted on November 22, 2020November 22, 2020 by News Office

Garabka Al-Qaacida ee Galbeedka Afrika ayaa magacowday Hoggaamiye cusub kadib markii Faransiisku hawlgal qorshaysan ku dilay Hoggaamiyihii hore ee Garabkaas.… Sii akhri

Cabdikariin Guuleed iyo Cabdi Xaashi oo kulan gaar ah yeeshay

Posted on November 22, 2020November 22, 2020 by News Office

Madaxweynihii hore ee Galmudug, Cabdikariin Xuseen Guuleed, oo u sharraxan Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee 2020/2021, ayaa xalay kulan gaar ah… Sii akhri

Xarunta hay’adda Garsoorka Puntland oo laga dhagax-dhigay Garoowe

Posted on November 21, 2020November 21, 2020 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dhagax dhigay xarunta hay’adda Garsoorka Puntland. Munaasabadda dhaggax… Sii akhri

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo aas Qaran loogu sameeyay Badhan

Posted on November 21, 2020November 21, 2020 by News Office

Afhayeenkii isimada Puntland, marxuum Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo dhawaan ku geeriyooday dalka Turkiga ayaa maanta lagu aasay magaalada Badhan… Sii akhri

Somali Presidential Candidates Decry Their Non-stakeholder Status

Posted on November 21, 2020November 21, 2020 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — Planned 2021 presidential elections in Somalia seem to have hit a snag. Two former presidents,… Sii akhri

Gaalkacyo: Booliiska Puntland oo qabtay shakhsiyaad lagu tuhunsanyahay Qaraxii xalay

Posted on November 21, 2020November 21, 2020 by News Office

Saraakiil ka tirsan Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland, ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu dhigay shakhsiyaad lala xiriirinayo weerar Bambaano oo… Sii akhri

Musharrax Khayre oo raalli-gelin buuxda siiyay Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Posted on November 21, 2020November 21, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, haatana u sharraxan xilka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay magaalada Muqdisho… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close