Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Gantaallo lagu garaacay caasimadda gobolka Amxaarada

Wararka ka imaanayo dalka Itoobiya waxay sheegayaan in xalay gantaallo lagu garaacay caasimadda gobolka Amxaarada ee Bahirdar xilli uu dagaal… Sii akhri

Posted on November 20, 2020November 20, 2020 by News Office

Faransiiska oo Amarro Cusub Ku Soo Rogay Muslimiinta Ku Nool

Posted on November 20, 2020November 20, 2020 by News Office

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, ayaa ugu baaqay hogaamiyayaasha Muslimka ee waddankiisa in ay aqbalaan ‘Axdiga qiyamka jamhuuriyadda, waxaana Arbacadii  uu… Sii akhri

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Doorashadii Hirshabeelle iyo tan Federaalka 2020/2021

Posted on November 20, 2020November 20, 2020 by News Office

Xubnaha Beesha Caalamka  ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa ka hadlay doorashadii ka dhacday HirShabeelle ee lagu doortay Guddoonka Baarlamaanka, Madaxweyne… Sii akhri

Axmed Ciise Cawad oo xilkii laga qaaday

Posted on November 19, 2020November 19, 2020 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhaweyd xilkii ka qaaday Wasiirkii Arimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad. Ra’iisul… Sii akhri

Umar Arteh Ghalib Tried to Prevent State Collapse in Somalia

Posted on November 19, 2020November 19, 2020

Umar Arteh Ghalib (1930-2020), who passed away in Hargeisa, was a Somali teacher, public servant, diplomat and Prime Minister. Except… Sii akhri

Itoobiya oo Agaasimaha hay’adda Caafimaadka Adduunka ku eedaysay in uu la shaqeeyo Tigrayga

Posted on November 19, 2020November 19, 2020 by News Office

Taliyaha ciidanka Itoobiya General Berhanu Jula ayaa ku eedeeyay Agaasimaha guud ee hay’adda Caafimaadka Adduunka ee (WHO) Tedros Adhanom Ghebreyesus… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka iyo xalinta Khilaafaadka

Posted on November 19, 2020November 19, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal ee Maamulka iyo Khilaafaadka. R’iisul… Sii akhri

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo soo saaray Habraaca Doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi

Posted on November 19, 2020November 19, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa qoraal ku soo saaray Habraaca maamulka Doorashada Xildhibaannada labada Gole… Sii akhri

Faafin: Dowladda Puntland oo ka tacsiyaysay Geerida Garaad Ciid

Posted on November 19, 2020November 19, 2020 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ku hadlaaya Magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan… Sii akhri

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo ku geeriyooday Turkiga

Posted on November 19, 2020November 19, 2020 by News Office

Alle ha u naxariistee, waxa maanta oo Khamiis ah waddanka Turkiga ku geeriyooday, Garaad Cabdullaahi Cali Ciid, oo kamid ahaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close