Gen. Galaal oo lagu dilay weerarka Hotelka Afrik
General Maxamed Nuur Galaal ayaa kamid ah dadka lagu dilay weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen Hotelka Afrik ee magaaladda Muqdisho, kaas oo…
Open this website in Safari first.
General Maxamed Nuur Galaal ayaa kamid ah dadka lagu dilay weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen Hotelka Afrik ee magaaladda Muqdisho, kaas oo…
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda Qarax ismiidaamin ah iyo dagaal toos ah oo lagu weeraray Hoteelka lagu magacaabo AFRIKA oo ku yaal…
Guddiga xasilinta suuqyada lacagta Puntland iyo waxka qabashada qiima-dhaca shilling Soomaaliga ayaa soo gaba-gabeeyey kulamo ay la lahaayeen ganacsatada magaalada Boosaaso ee…
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan uu goor dhowayd ka dhacay Isgoyska Lambar 4 gaar ahaanna iridda hore…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya mudane James Swan iyo Madax ka…
Turkey ayaa Mareykanka ugu baaqday inuu dib ugu soo laabto heshiiska Nukliyeerka Iran, islamarkaana uu cunaqabateenada ka qaado Jamhuuriyada Islaamiga ah, taasi…
The UAE says it will grant citizenship to foreign residents for the first time, providing they add value to the Gulf state.…
Qaramada Midoobay, ayaa soo dhowaysay Shirka uu ku baaqay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo sida qorshaysan lagu qaban doono…
Duqaymo xooggan ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Bakool sida ay sheegtay Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur…
Jubaland ayaa noqotay dowlad goboleedkii u horreeyay ee soo dhoweeya Shirka uu shalay iclaamiyay madaxweyne Farmaajo kaas oo dhexmari madaxda heer Federaal…