Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Khasaaraha ka dhashay Dagaal beeleed xooggan oo ka dhacay Gobolka Bari

Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay, in ka badan 10 kalena waa ku dhaawacmeen dagaal beeleed xooggan oo maanta… Sii akhri

Posted on January 9, 2021January 9, 2021 by News Office

Somaliland oo diiwaan-gelinta Codbixiyaasha ka wadda Dhahar iyo Xiingalool

Posted on January 9, 2021January 9, 2021 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland, oo haatan ku sugan magaalooyinka Dhahar iyo Xiingalool, ayaa halkaas ka wada Barnaamijka diiwaan-gelinta Cod-bixiyaasha Doorashooyinka… Sii akhri

Booliiska magaalada Boosaaso oo amar lagu siiyay in ay qabtaan Ganacsatada diidan Shilin Soomaaliga

Posted on January 9, 2021January 9, 2021 by News Office

Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari G/sare Xuseen Cali Maxamuud, ayaa amar ku bixiyay in xabsiga la dhigo Ganacsade kasta oo… Sii akhri

Kumaandooska Danab oo burburiyay gaari qaraxyo lagu diyaariyay

Posted on January 9, 2021January 9, 2021 by News Office

Taliska Kumaandooska Danab ee dowladda Soomaaliya, ayaa shaaciyay in ay hawlgal qorshaysan ku burburiyeen ay Al-shabaab ku diyaarisay walxaha Qarxa.… Sii akhri

Shirkadda Twitter oo si rasmiya u xirtay Cinwankii Donald Trump

Posted on January 9, 2021January 9, 2021 by News Office

Shirkada Twitter ayaa si rasmi ah u xirtay bartii uu ku lahaa madaxweynaha  Mareykanka ee xafiiska baneynaya Donald Trump Shirkadu waxay… Sii akhri

Galmudug: Al-shabaab oo la wareegtay degaan ka tirsan Gobolka Mudug

Posted on January 8, 2021January 8, 2021 by News Office

Dagaallamayaal ka tirsan Al-shabaab, ayaa xalay la wareegay tuulada Cimaamad, oo qiyaastii 15km u jirta degaanka Wisil ee Koonfurta Gobolka… Sii akhri

Maxay Taakeeye iyo Afweyne oo Biljam Ku Xiran Wadaagaan?

Posted on January 8, 2021January 8, 2021 by cph

Xogtan Waxaa Muqdisho Ka soo diray qof ka mid ah ka Shaqaalaha Raadiyo Muqdisho oo 1991kii ka qeybgalay tacsidii afartii… Sii akhri

Maraynka oo shaaciyay in uu duqayn ku dilay Hoggaamiyaal ka tirsan Al-shabaab

Posted on January 8, 2021January 8, 2021 by News Office

Duqayn xooggan oo ay  fuliyeen Ciidamada Mareykanka, oo kaashanaya dowladda Soomaaliya, ayaa lagu dilay xubno ka tirsan Ururka  Al-Shabaab, sida uu… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Dowlad Goboleedyada dalka

Posted on January 8, 2021January 8, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Kubadda Cagta ee Dowlad Goboleedyada iyo… Sii akhri

Ethiopia oo sheegtay in ay dishay saraakiil sare oo TPLF ka tirsan kuwa kalena la qabtay

Posted on January 8, 2021January 8, 2021 by News Office

Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ay dishay afar ka mid ah saraakiisha sare ee TPLF, islamarkaana ay xirtay xubno sar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close