Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Fannaanada Faadumo Cali Nakruuma oo Muqdisho ku geeriyootay

Allah ha u naxariisto waxaa isbitaalka Martiini xanuunka Covid-19 ugu geeriyootay Faadumo Cali Nakruuma oo ka mid ahayd Hobolada Qaranka… Sii akhri

Posted on February 21, 2021February 21, 2021 by News Office

Shirkadda Facebook oo hawada ka saartay boggii milatariga Myanmar

Posted on February 21, 2021February 21, 2021 by News Office

Shirkadda Facebook ayaa sheegtay in iyadoo raaceysa siyaasadeeda mamnuuceysa kicinta rabshadaha inay tir-tirtay boggii ugu weynaa ee Milatariga wadanka Myanmar,… Sii akhri

A Somali Traditional Leader Slammed for Inappropriate Remarks

Posted on February 21, 2021February 21, 2021 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — Garaad Abdi Hersi Ugaas, a traditional leader of Murursade, has distanced himself from remarks made… Sii akhri

Dilaaga aan wax laga qaban ee dadkeenna laaya!

Posted on February 21, 2021February 21, 2021 by News Office

Magaalooyinka waaweyn ee Puntland, waxa ku soo badanaya Gawaarida kala duwan oo xawaaraha saa’idka ah ku socda, kuwaas oo qaarkood… Sii akhri

Faroole iyo Jurile oo si adag u cambaareeyay Madaxweyne Farmaajo

Posted on February 21, 2021February 21, 2021 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo Sen. Cabdirisaaq Cismaan Jurile, ayaa Qoraal wadajir ah oo… Sii akhri

Villa Somalia oo sheegtay in Puntland iyo Jubaland aysan aqbalin Shirka Muqdisho

Posted on February 21, 2021February 21, 2021 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay in Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland aysan weli aqbalin Shirkii Arrimaha Doorashada ee Madaxweyne Farmaajo iclaamiyay.… Sii akhri

Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay xubnaha ugu muhiimsan Mucaaradka Villa Somalia

Posted on February 21, 2021February 21, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, ayaa xalay guryahooda Muqdisho ku booqday Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh… Sii akhri

Heshiisyada Siyaasadeed ee Soomaalida Uma Baahna Damaanadqaade

Posted on February 20, 2021February 20, 2021 by cph

Muqdisho (Faallo PP ) — Sanadkii 2016 Puntland way ka cagajiidday ka qeybgalka doorashadii “Qabyo ninkeeda ayaa dhammaystira” oo uu… Sii akhri

Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay Taliyaal ciidan

Posted on February 20, 2021February 20, 2021 by News Office

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, kuna taariikhaysan 20-2-2021 ayaa lagu magacaabay Taliska guud ee ciidamada Daraawiishta… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo sheegtay in lagu Xadgudbay Cunaqabateynta hubka ee Libya

Posted on February 20, 2021February 20, 2021 by News Office

Erik Prince oo ah qandaraasle dhanka amniga ah, xulafana la ahaa madaxweynihii hore ee Mareykanka Trump, ayaa jabiyay cunnaqabateyntii hubka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close