Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Booliiska Muqdisho oo fashiliyay Qarax ismiidaamin ah

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaanna degmada Xamarweyne. Wararku waxay sheegayaan, in nin… Sii akhri

Posted on February 23, 2021February 23, 2021 by News Office

Madaxweyne Deni oo magacaabay Taliyaal Ciidan

Posted on February 23, 2021February 23, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay laba Taliye Qaybeed u magacaabay Gobollada Karkaar iyo Sanaag. Dikreeto ka soo… Sii akhri

Ciidamada Libya oo in ka badan 150 Tahriibayaal ah ka soo furtay xabsi qarsoodiya

Posted on February 23, 2021February 23, 2021 by News Office

Ciidamada Amaanka Liibaya, oo weerar qorshaysan ku qaaday xabsi qarsoodi ah oo ku yaala koonfur-bari dalkaaasi liibiya, ayaa ku guuleystay… Sii akhri

Amiir lagu caleema-saaray magaalada Boosaaso

Posted on February 23, 2021February 23, 2021 by News Office

Magaalada Boosaaso waxa lagu caleema-saaray Amiirka Beesha Cawlyahan ee Beelweynta Cabdirixiin Ibraahim Amiir Cabdiraxmaan Xaaji Cumar Faarax. Munaasabadda Caleema-saarka waxa… Sii akhri

Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo oggolaatay in la siidaayo canshuurihii Trump

Posted on February 23, 2021February 23, 2021 by News Office

Maxkamadda sare ee Mareykanka ayaa oggolaatay in dacwad oogaha magaaladda New York la siiyo faah-faahinta dhaqaalaha madaxweynihii hore ee Mareykanka… Sii akhri

Maraykanka oo baaq u jeediyay Madaxda Soomalida

Posted on February 23, 2021February 23, 2021 by News Office

Siihayaha Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Qaraamda Midoobay  Richard Mills, ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay in la hirgeliyo… Sii akhri

STATEMENT BY THE SPECIAL REPRESENTATIVE OF THE SECRETARY-GENERAL, JAMES SWAN, TO THE SECURITY COUNCIL ON THE SITUATION IN SOMALIA

Posted on February 22, 2021February 22, 2021

Madame President, Distinguished Members of the Council, Thank you for this opportunity to once again update the Council on the… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan gaar ah la yeeshay Wefdi ka socda Midowga Yurub

Posted on February 22, 2021February 22, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ku qaabilay Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe, Wefdi kasocda Midowga Europe oo uu… Sii akhri

Midowga Murashixiinta oo ku baaqday Bannaanbax kale

Posted on February 22, 2021February 22, 2021 by News Office

Golaha Midowga Murashixiinta Muqdisho, ayaa maanta mar kale ku baaqay bannaanbax nabadeed oo 26-ka February ka dhici doona taalada Daljirka… Sii akhri

Villa Somalia oo baaq u dirtay Puntland iyo Jubaland

Posted on February 22, 2021February 22, 2021 by Desk

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Puntland iyo Jubaland ugu baaqday in ay ku soo biiraan shirka wadatashiga doorashada ee Muqdisho. War-saxaafadeedka ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close