Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Golaha Amniga Qaramada Midoobay oo kulan gaar ah ka yeeshay xaaladda cakiran ee Soomaaliya

Golaha Amniga Qaramada Midoobay, ayaa ku baaqay in dib loogu laabto wada-hadalladii u dhexeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada… Sii akhri

Posted on April 21, 2021April 21, 2021 by News Office

Iiraan oo walaac ka muujisay shirkii Nukliyeerka ee ka socday Vienna

Posted on April 21, 2021April 21, 2021 by News Office

Xilli gelinkii danbe ee shalay la soo gabagabeeyay wareegii labaad ee wadahadaladii ka socday Vienna, ee ku saabsanaa heshiiskii Nukliyeerka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo kala dirtay Guddigii lagu muransanaa ee doorashooyinka

Posted on April 21, 2021April 21, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa xalay kulan afur ah la qaatay Madaxda Guddigii lagu muransanaa… Sii akhri

Derek Chauvin oo lagu helay danbi ah inuu dilay Goerge Floyd

Posted on April 21, 2021April 21, 2021 by News Office

Derek Chauvin oo ah askari horay uga tirsanaa booliska magaalada Minneapolis, kuna eedeeysnaa dilka Goerge Floyd oo ahaa nin madow… Sii akhri

Madaxweynihii waddanka Chad Idriss Deby oo la dilay

Posted on April 20, 2021April 20, 2021 by News Office

Madaxweynihii waddanka Chad, Idriss Deby Itno, ayaa maanta oo Talaado ah lagu dilay gudaha dalkaas, sida laga soo xigtay sarkaal… Sii akhri

Mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya oo qarax lagu dilay

Posted on April 20, 2021April 20, 2021 by News Office

Guddoomiye ku xigeenkii dhinaca siyaasadda degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir, ayaa saaka ku geeriyooday qarax lala beegsaday gaarigiisa, sida ay… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in aysan waxba iska beddelin go’aankii mudda kordhinta

Posted on April 20, 2021April 20, 2021 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay, in aysan waxba ka beddeli doonin go’aankii mudda kordhinta hay’adaha dowladda, kaas oo uu ansixiyay Aqalka… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Maraykanka Walter Mondale oo geeriyooday

Posted on April 20, 2021April 20, 2021 by News Office

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka xilligii Jimmy Carter, ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, sida laga… Sii akhri

Garoowe: Dowladda oo la wareegtay carruur haweenay ka dhuumatay

Posted on April 20, 2021April 20, 2021 by News Office

Dowladda Puntland ayaa rasmiyan ula wareegtay daryeelka laba carruur ah oo todobaadyo ka hor haweenay uga dhuumatay Garoonka diyaaradaha caasimadda Garoowe.… Sii akhri

Soomaaliya oo Masar uga tacsiyeysay dadkii ku dhintay shilkii tareenka

Posted on April 20, 2021April 20, 2021 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa dowaladda Masar iyo shacabkeeda uga tacsiyeysay dadkii ku dhintay shilkii tareenka ee shalay ka dhacay gobalka al-Qalyuubiya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close