Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Siibed: TPEC wuxuu baalmaray nidaamka Dastuurku ugu talagalay habka doorashada

Urur Siyaasadeedka Mustaqbal ayaa ku eedeeyay Guddiga Ku-Meelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC) in uu baalmaray nidaamka Dastuurku ugu talagalay… Sii akhri

Posted on April 22, 2021April 22, 2021 by Desk

NISA iyo Shaqaale ku dagaalamay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Posted on April 22, 2021April 22, 2021 by Desk

Dagaal gacan ka hadal ah ayaa maanta gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde ku dhexmaray ciidamo ka tirsan Nabadsugidda… Sii akhri

Koox watay hub iyo rasaas badan oo Boosaaso lagu qabtay

Posted on April 22, 2021April 22, 2021 by News Office

Laamaha kala duwan ee Amniga Gobolka Bari, ayaa xalay hawlgal qorshaysan ku qabtay koox rag ah oo hub iyo rasaas… Sii akhri

Dhaqtar caan ah oo lagu dilay Muqdisho

Posted on April 22, 2021April 22, 2021 by News Office

Dhaqtar caan ah ayaa saaka oo Khamiis ah lagu dilay gudaha magaalada Muqdisho, sida laga soo xigtay Laamaha Amniga dowladda… Sii akhri

Puntland oo go’aan ka soo saartay xaaladda doorashada Soomaaliya

Posted on April 22, 2021April 22, 2021 by Desk

War qoraal ah oo ka soo baxay madaxtooyada ayaa looga hadlay go’aanka Puntland ee arrimaha doorashada Soomaaliya. Dowladda Puntland ayaa… Sii akhri

Ciidamo weeraray saldhiga dhexe ee Garoowe

Posted on April 21, 2021April 22, 2021 by Desk

Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland ayaa maanta weeraray saldhiga bartamaha magaalada Garoowe, waxaana weerarkaas ku dhaawacmay labo askari. Ciidamada weeraray… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo qaabilay madaxa hay’adda Caafimaadka WHO u qaabilsan Soomaaliya

Posted on April 21, 2021April 21, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay madaxa hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO u qaabilsan… Sii akhri

Hoobiyaal lagu garaacay darbiga madaxtooyada Villa Somalia ee Muqdisho

Posted on April 21, 2021April 21, 2021 by News Office

Madaafiic hoobiyaal ah ayaa maanta lagu garaacay xaafado ka tirsan degmooyinka wardhiigley iyo Boondheere ee magaalada Muqdisho. Hoobiyaasha oo qaarkood… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Puntland oo dil ku xukuntay 8 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on April 21, 2021April 21, 2021 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku ridday 8 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab. Maxkamadda Ciidamada… Sii akhri

SOMALIA: A LONG, WINDING ROUTE TO UNIVERSAL SUFFRAGE

Posted on April 21, 2021April 21, 2021

Somalia is expected to go to the polls to elect its president through direct universal suffrage in early 2023, its… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close