Macallimow: Shirka Muqdisho maanta ayuu furmayaa wax dib u dhac ah ma jiro
Af-hayeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macallimow, oo wareysi siiyy BBC-da, ayaa ka faahfaahin ka bixiyay shirka arrimaha doorashooyinka oo… Sii akhri
Af-hayeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macallimow, oo wareysi siiyy BBC-da, ayaa ka faahfaahin ka bixiyay shirka arrimaha doorashooyinka oo… Sii akhri
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa caawa magacaabay golihiisa wasiirada cusub oo ka kooban 23 wasiir, 22 wasiir ku xigeen iyo… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in ay u diyaar garoobeen shirka dhameystirka arrimaha doorashooyinka ee… Sii akhri
Saacadaha soo socda waxaa magaalada Muqdisho soo gaari doona madaxda dowlad goboleedyada oo ka qeybgalaya shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka… Sii akhri
Khasaare dhimasho iyo dhaawacleh, ayaa laga soo weriyay iska hor-imaad kooban oo saaka ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad… Sii akhri
Afhayeen u hadlay dacwad oogaha sare ee gobolka, Letitia James, ayaa sheegay in baaritaanka lagu sameeyay shirkadda Mr Trump in… Sii akhri
Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Daahir Maxamuud Geelle oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Shirka Madaxda uu saldhig u… Sii akhri
Hay’adda xaquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo falalka arxan darrada ah ee ay Israa’iil… Sii akhri
Laba ruux ayaa sida la xaqiijiyay ku dhintay qarax xalay ka dhacay koonfurta magaalada Gaalkacyo waxaana ku dhaawacmay hal qof… Sii akhri
Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, ayaa ka hadashay hadal dhowaan kasoo baxay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ku saabsanaa colaadda… Sii akhri