Wasaarada Qorshaynta Puntland oo la shirtay Hay,addaha NRC iyo Mercy Corpse
Waxaa maanta ka furmay hoolka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Garowe kulan isla xisaabtan iyo dib u eegis loogu samaynayo mashaariicda…
Open this website in Safari first.
Waxaa maanta ka furmay hoolka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Garowe kulan isla xisaabtan iyo dib u eegis loogu samaynayo mashaariicda…
Dowlad-gobolleedka Jubbaland ee Koonfurta Soomaaliya ayaa walaac ku aadan dhinaca Amniga ka muujisay boqolaal ruux oo u badan dhalinyaro oo kazoo laabanaya…
Madaxweynaha ku Xigeenka Puntland Eng C/Xakiim Cabdulaahi Haaji Cumar Cameey oo Maanta Wariyaasha la hadlay Ayaa Faah faahiyay xeerar Ay Soo saartay…
Wasaaradda caafimaadka Puntland oo kaashanaysa hay’addaheeda kala shaqeeya arrimaha caafimaaadka ayaa maanta xustay todobaadka Naas nuujinta, taasoo sanad walba ku aystaysan 28…
Ciidamada Amaanka Dowlad Goboleedya Puntland ayaa Magaalada Gal-kacyo ku Qabtay Darawalo Dadka ka qixinayay Magaalada Gal-kacyo. Ciidamada ayaa Qabtay in kabadan 10…
Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cabdinaasir Cismaan Ciise (Cuuke) ayaa ka hadlay isbitaal hooyadda iyo dhalaanka oo ay sheegeen Gabdho kazoo jeeda Gobolka…
Garowe (Puntland Post):- Ayuub Maxamed Cabdi waa saddex sano Jir ku xanuunsan Magaalada Garoowe,wuxuuna qabaa xanuun uu ku dhashay oo dhanka xubinta…
Rasaas goos goos ah ayaa maanta laga maqlayay galbeedka xaafadda Garsoor magaalada Gaalkacyo,ka dib markii sida la sheegey uu maamulka Galmudug dhisme…
Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cabdinaasir Cismaan Ciise ayaa uga hadlay shir jaraa,iid oo uu maanta ku qabtay Isbitaalka guud ee magaalada Garowe…
Ururka SAMAFAL oo ah urur ka shaqeeya horumarinta arrimaha bulshada ayaa maanta gaarsiiyay Isbitaalka guud ee magaalada Garowe deeq loogu tala-galay 150…