HAY,ADDA BIYAHA PUNTLAND OO MAANTA LA WAREEGTAY QALAB
Garowe (Puntlandpost):- Hay,adda Terre Solidali ayaa maanta ku wareejisay hay,adda biyaha u qaabilsan Puntland ee PSAWEYN qalab biyood laga soo iibiyay qaarada…
Open this website in Safari first.
Garowe (Puntlandpost):- Hay,adda Terre Solidali ayaa maanta ku wareejisay hay,adda biyaha u qaabilsan Puntland ee PSAWEYN qalab biyood laga soo iibiyay qaarada…
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa maanta soo bandhigtay deeqihii waxbarasho ee ay ardayda Puntland ka heleen 6-dii sano ee…
Garowe (Puntlandpost):- Waxaa saaka ka furmay xarunta Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Puntland kulan dib loogu eegayo waxqabadka iyo mashaariicda Hay,adda…
Dhahar (Puntlandpost):- Deegaan magaciisa la yiraahdo ARI CADKA oo ka tirsan Gobolka Haylaan ee Puntland ayaa wararka ka imaanaya sheegayaan in lagu…
Duqa Degmada Garoowe Xasan Maxamed Ciise Goodir ayaa ka warbixiyey mashaariic horumarineed oo Bankiga aduunku uu ka fulinayo Magaalada Garoowe ee Caasimada…
Ujeedka Munasabadan ayaa ahayd mid lagu daah furayo xeer hoosaadka maaraynta Qashinka qalalan iyo haraadiga ka hara dawooyinka la isticmaalo , Waxaana…
Shir ay maanta isugu yimaadeen gollaha Wasiiradda Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in maamulkoodu dhowrayo islamarkaana uu ku taagan yahay heshiiskii Gaalkacyo…
Aadan Maxamed Ciise (Gaadaale) oo wareysi maanta siiyay Warbaahinta Puntland post ayaa ka hadlay sababta loogu leexiyey wadada EYL dhinaca Degmada Dongoroyo…
Maamulka Jaamacadda PSU ayaa u Hambalyeeyay Hooyo ka mid ah ardey dhamaysatay waxbarashada heerka 1aad ee Jaamacadda, Islamarkaana ah qof wayn oo…
Garowe: Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 28-Aug-2016 soo gaba-gaboobay tababar muddo lix maalmood ah ka socday xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland,…