Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Lakulmay Wafti Ka Socda Bangiga Adduunka.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo taariikhdu tahay 22 Janauary 2019 xafiiskiisa kulan kula Qaatay Madaxa… Sii akhri

Posted on January 22, 2019January 23, 2019 by Jama Farah

Caleema-saarka Deni: Madal kulmin doonta mucaarad iyo muxaafid

Posted on January 22, 2019January 22, 2019 by News Office

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland waxaa ka socota, diyaarinta caleema-saarka madaxweynaha cusub Siciid Cabdullaahi Deni ,oo la qorsheeyay in… Sii akhri

Madaxa Mashruuca CIP oo booqasho ku yimi Puntland, kulamona la qaatay hay’adaha dawladda

Posted on January 21, 2019 by Jama Farah

Madaxa Mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda Puntland ee Capacity Injection Project ee Soomaaliya Mr Georgy oo safar shaqo ku yimi Puntland… Sii akhri

Shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta mashruuca CIP oo Garoowe ka qabsoomay

Posted on January 17, 2019 by Jama Farah

Shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda eek a faaiideysanaya mashruuca tayaynta shaqaalah iyo hay’adaha dawladda ee… Sii akhri

Puntland: Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka oo la magacaabay

Posted on January 5, 2019 by Liban Yusuf

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa maanta magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka. Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo… Sii akhri

Waa kuma Cabdixakiin Dhoobo-dareed?

Posted on January 4, 2019January 4, 2019 by News Office

Cabdixakiin Maxamed Axmed oo lagu naanayso(Dhoobo-dareed) wuxuu sannadkii 1968-dii ku dhashay miyiga degmada xiingalool ee gobolka Sanaag,wuxuu dugsiga hoose,dhexe iyo… Sii akhri

Dhacdooyinkii ugu waaweynaa Soomaaliya sanadkii tegay 2018

Posted on January 1, 2019January 1, 2019 by Liban Yusuf

Sannadkii dhammaaday ee 2018, Soomaaliya waxaa ka dhacay dhacdooyin saameyn reebay, kuwaasoo isugu jira, kuwo siyaasadeed, amni, bulsho iyo arrimo… Sii akhri

Puntland oo mamnuucday shaqaalaha dowladda Federaalka

Posted on December 29, 2018December 29, 2018 by Liban Yusuf

Puntland ayaa sheegtay in ay mamnuucday inta doorashadu socota shaqaalaha dowladda federaalka Soomaaliya sida Wasiirada, Agaasimayaasha ,Saraakiisha ciidanka iyo howl-wadeenada… Sii akhri

Dawladda Puntland oo casriyaynaysa hannaankeeda kaydinta ama diinwaan gelinta shaqaalaha

Posted on December 27, 2018 by Jama Farah

Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland ayaa qabatay kulan looga arrinsanyey sidii dawladda Puntland loogu samayn lahaa… Sii akhri

Siciid Dheere: Musharax cad-cad, hadana la socda dabeylaha isbedelka geeska

Posted on December 26, 2018December 26, 2018 by Liban Yusuf

In kabadan Soddon musharax ayaa u baratamaya doorashada Puntland ee la qorsheeyay 8-da Janaayo 2019, ma ahan xaalad ugub ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.